Magaalada baladweyne waxaa ka tagan xiisad culus ka dib markii.

by admin | Wednesday, Mar 21, 2018 | 1094 views

wararka  naga soo gaarayo magaalada  baladweyne ayaa sheegaya in ay jirto xiisad  taas  oo  ka dhalatay ka dib markii  magaalada gudaheeda lagu kala dhacay mato bajaaj   taas  oo  keentay  in ay  bilaabato xiisadan.

ma jirto  wax  ka  tirsan maamulka   gobolka hiiraan oo weil  ka hadlay.

sargaal ka tirsan    booliska  oo aan wax ka weydiinaya ayaa waxaa uu shegay in ay  jiran kla dhaca   mooto  bajaajta   ayna wadaan  qorshayaal wax lagu qabano sidee  aysan markale u dhicin .

Like it? Share it!

Leave A Response