Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

UK oo billowday inay xirto muhaajiriin sharci-darro ah oo lagu wado in loo tarxiilo Rwanda.

Mas’uuliyiinta Britain ayaa bilaabay inay xiraan muhaajiriinta si ay ugu diyaar garoobaan in loo diro Rwanda sagaalka ilaa 11ka toddobaad ee soo socda, dowladdu waxay sheegtay maanta Arbaca ah , iyadoo aasaas u ah siyaasadda socdaalka ee Ra’iisul Wasaare Rishi Sunak. Sharci loogu gogol xaarayo in dadka magangalyo doonka ah loogu diro Rwanda haddii ay fasax la’aan ku yimaadaan...