QALADADKII DHACEY 1960 GII LAGA HESHIIN UBAHAN IN LAGA HESHIIYO

by admin | Monday, Jul 23, 2018 | 1240 views

Tan iyo Markii uu dhashey Kacaankii Dowladii kow iyo labatanka wadanka Soomaaliya wuxuu galey mar xalad Cusub oo dadka qaar ay u arkaa yeen sed bursi iyo eex Qabiil.
Waxaa lagu dhaqaaqey in Goboladii dalka la kordhiyey oo laga dhigey 18 Gobol oo dadka wax garadka Soomaaliyeed uarkaayeen in dano Gaar ah laga leeyahay Khiyaano ku qarsaneyd Qolo Deegaan loo raadinaayey.

Waxaa Dhacey Dagaalkii Soomaaligalbeed oo markii Hore Soomaalida Qaar ay ka biyo diideen Markey Maqleen Gobolka Ogaadeeni. ka dib la isku raacey in loo Dagaaltamo Soomaali Galbeed oo Dadyowga Oromadana ay ku soo biireen walow loo bixiyey Soomaali Abow oo markii danbe Oromada oo ka Facweynaa Magaca soomaalida ay u Arkeen qalad oo hadana marki danbelal soo Baxey Sharkii Ogaadeniya Soomaalida lagu kala Dilaay.
Abaartii Daba dheeree ka Dhacdey Soomaalida Degta Soomaali Galbeed ee loo yaqaaney Abarti dabadheer ee Qaxootigii la keeney Qoryooley, Jalaqsi, Dajuuma, Bo’aale iyo meelo badan waanka ka mid ah oo dadka Qaar ay u Arkaan in Ujeeda Gaar ah laga lahaa.
Dagaalkii Hargeysa iyo gubitaankii magaalada Hartasheikh ee dadka Soomaaliyeed ku Ganacsanayeen ee Maamulkii Tigreega loo adeegsadey dadka Qaar waxey u arkaayaan in siyaad ay ku jirtey.
Dulaankii Muqdisho Dadka Lagu Bara kicinaayey iyo U adeegsigii Lixda Gobol Koonfur Galbeed loo Adeegsadey Ciidamada Ethopiya oo Maamulka Tigreega Hugaminayey iyo Keenistii Ciidamada Kenyatiga ee wadanka Israiil Dhanka bada iyo Cirka ka Taagyereysey Waxaa ku jirtey Khiyaano iyo dhibaateyn Umada Soomaaliyeed.
Sidoo Kaley halgamayasha Soomalida in halnin iyo Hal Qabiil keliya laga sheego dowladii Hore ee kacaanka Iyo Kaanyaraha Farmaajo iyo Buugaagta Tariikhda Hal Dhinac Keliya la Qoro waxaa laga leeyahay siyasad , iyo in dadka Soomaaliyeed la kala Sareysiiyo.
dhowaan qoraalkan oo faah faahsan iyo dhibatooyin wadanak ka dhacey la soco

waxaa Soo diyaariyey

                URURKA CADALADA IYO MIDEYNTA SOOMAALIYEED       (UCMS)

Like it? Share it!

Leave A Response