Sheekh shariif oo xog xasaasi ah ka bixiyay shirka shidaalka ee london

by admin | Friday, Feb 8, 2019 | 819 views

Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa bayaan cad kasoo saaray shirka maanta ka furmayo magaalada London ee dala Ingiriiska.

Bayaanka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka koobnaa dhowr qodob oo ku saabsan dhibaatada Shidaalka Soomaaliya kaga imaan kara iyo digniinaha ay jeedinayaan.

Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu suuq geynaayo Shidaalka Soomaaliya , xilli ay wali ay qabyo yihiin Sharciyadda loogu tala galay Shidaalka.

Like it? Share it!

Leave A Response