Suudaan oo hogaaminaysa Kiisaska dhimashada ugu badan Covid 19 ee dalalka IGAD

by admin | Saturday, May 2, 2020 | 498 views

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay Kiisas dhan 411 guud ahaan dalka Kenya , dhimashadu waa 21 ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 100 ruux.

Dalka Jabuuti 1097 ruux ayaa la xaqiijiyay in guud ahaan uu ku dhacay, waxaa dhintay labo ruux, waxaana sidoo kale ka bogsaday 672.

Itoobiya 133 ruux ayaa la xaqiijiyay guud ahaan dalka Itoobiya, dhimashadu waa Saddex ruux waxaa ka bogsaday 30 ruux.

  • Somalia – Kiisaska guud 601 dhimashada 28
  • South Sudan – Kiisaska guud 45 dhimasho 0
  • Sudan Kiisaska guud 533 dhimashada 36
  • Djibouti – Kiisaska guud  1,097 dhimasho 2
  • Eritrea – Kiisaska guud 39 dhimashada 0
  • Kenya – Kiisaska guud 411 dhimashada 21
  • Uganda – Kiisaska guud 85 dhimashada 0
  • Ethiopia – Kiisaska guud 133 dhimashada 3
Like it? Share it!

Leave A Response