War Deg Deg ah:Kulan Caawa Baladweyne ku dhaxmaray Dabageed iyo Cali caraale

by admin | Thursday, Jul 11, 2019 | 763 views

kulan ayaa caawa Baladweyne ku dhaxmaray Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumued Carqale iyo Gudoomiyihii xilka horay looga qaaday ee Yuusuf DabageedKulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka ahaa dhameynta Muranka ka siyaasadeed ee maal mahaan ka taagnaa Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Kulanka caawa ka dhacay Guriga yuusuf Dabageed ayaa waxaa u daba socdaa   xafiisyada Laga maamulo xarumaha Maamulka Gobolka iyo kuwa Dagmada Baladweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response