War deg deg: xiisad culus ayaa ka taagan degmada buula- barde ee gobolka hiiraan

by admin | Saturday, Mar 24, 2018 | 1036 views

Xiisdaan ayaa  timid  ka dib markii   ciidmada  Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Xabsiga degmada Buula-burde ku xiray ku dhawaad 10-ka mid ah Oayaasha dhaqanka degmadaasi.
Odayaasha la xiray oo tiro ahaan gaaraya illaa 7 ayaa lagu xiray Xabsi ku yaala degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Odayaashaasi ay Lacago u aruurinayeen Al Shabaab, sidaasina loo xiray.
Xiisad ka dhalatay arrintaasi ayaa haatan ka taagan Buuloburte, iyadoona Ciidamada dowladdu howlhallo ay ka wadaan magaaladaasi.

Like it? Share it!

Leave A Response