Wasaaradda Warfaafinta Hirshabeelle oo soo Saartay Amar ku socda Saxafiyiinta iyo Warbaahinta

by admin | Sunday, Jul 8, 2018 | 1122 views

Wasiirka warfaafinta Hirshabeelle Cabdiweli Muxumed Cabdi ayaa   warbaahinta  iyo saxafiyiinta ka howlgasha Hirshabeelle  ku amray aysan tabin karin ama ka hordhici karin dhacdo ay gacanta ku hayaan laamaha amniga iyo kuwa garsoorka.

 

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response