Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo xilka laga qaaday

by admin | Thursday, Jul 26, 2018 | 834 views

Digreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26-ka July 2018 waxaa xilkii Wasiirnimo laga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan.

Wareegtadan ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa xilkan sii heynaya Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabir

Like it? Share it!

Leave A Response