Wasiro:-Werero Culus oo Ay Kaqeyb Qaadanayeen Diyaaradaha Qumaatiga ukaca oo Xaley kadhacey Deegaanada jubaland

by admin | Wednesday, Oct 3, 2018 | 963 views

Werero culus oo ay kaqeyb qaadanayeen diyaaradaha qumaatiga ukaca oo xaley kadhacey deegaanada jubaland
Warar hoose ayaa xaqiijinaya in habeenkii xaley ahaa ay geesteen diyaaradaha qumaatiga ukaca ee laga leeyahay dalka mareykanka duqeymo kala duwan. Diqeymaha ayaa lasheegey in ay ku kala dhaceen degmada jilib iyo degmada bu’aale ee kawada tirsan deegaanda jubaland.

Duqeynta kadhacdey degmada bu’aale ayaa lasheegey in lala beegsadey amiirka dhanka amniga gobolka banaadir oo lagu magaabo Cabdifitaax iyo saraakiil kale kuwaasoo lasheegey in weererka lagu qaarijiyey isla bu’aale ayaa lasheegey in ciidamada alshabaab ee gedo qaabilsanaa lagu weererey halkaasi ayagoona lasheegey in lagaarsiiyey qasaare xoogan wallow aan laxaqiijin tirade wax ku noqotey hakaasi
Weererka

2aad ayaa lasheegey in uu kadhacey degmada jilib waxaana lala beegsadey xaruunta guud ee qaraxyada ay ku abaabulaan kooxda alshabaab isla degmadaasi ayaa laxaqiijiyey in ciidamo ashabaab ah oo udiyaar garoobayey weerer ay ku qaadaan ciidamada Kenya jilib isku aruurinayey lala beegsadey duqeymo ayadoona lasheegey in halkaasi loogu bur buriyey qaar kamid ah gaadiidkii ay isticmaalayeen.

 

Like it? Share it!

Leave A Response