Xukuumadda Somalia oo ku dhawaaqday howlgal qorsheysan oo ay fulin doonaan ciidamo isku dhaf ah

by admin | Sunday, Mar 18, 2018 | 1068 views

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Warabahinta kula hadlay Xarunta ciidanka xoogga dalka ee Wasaaradda Gaashandhigga ayaa ka hadlay howlgal ay dhawaan bialabi doonan ciidamada xoogga dalka.
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay wadaan abuubul ka duwan kuwii hore kaas oo looga soo horjeedo Al-Shabaab,isla markaana uu abaabylkeea uu leeyahay Madaxweyne Maxamed cabdullahi Farmaajo.
Waxa uu sheegay in hwolgalkaan ay siwadajir ah u fulin doonaan Ciidamo isku-dhaf ah,sidaas silmid ahna isbedel lagu sameeyay hogaanka ciidankax oogga dalka Soomaaliya.
Waxa uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Shacabka in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab kaas oo dhawaan uu shegay in uu bilaaban doono.
Hadalka Wasiirka marka lagas oo tago ayaa Bishii Octooper kadib qarixii Zoobe ayaa Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kaas oo aan weli bilaaban.

Like it? Share it!

Leave A Response