Yaa Baxaya Kheyre Iyo Jawaari?{XOG RASMI AH: }

by admin | Tuesday, Mar 20, 2018 | 1111 views

Waxaa cirka isku shareeray khilaafka xooggan ee ka dhaxeeya guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo sidoo kale ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

 

waxaa  la sheekeysannay in ka badan 100 xildhibaan ayaan ogannay in markaan uu baxayo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.
Mooshinka laga keenay Jawaari ayaa codka la gelin doonaan, balse ma heli doono cod ku filan, sababtoo ah waxaa badan xildhibaannada difaacaya Jawaari.

Waxaa naloo sheegay in marka uu dhammado codeynta mooshinka ka dhanka ah Jawaari, hadana baarlamaanka u codeyn doono isla Todobaad kadib xukuumadda Kheyre.

Xildhibaannadii difaacay Jawaari ayaa ridi doono xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Like it? Share it!

Leave A Response