Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa waxa ay Maanta ka dhacday  Magaalada Muqdisho. Qof ka mid ah Goobjoogayaasha ayaa waxa uu sheegay in Wiil Dhalinyarada ku Shaqeysata Mooto Bajaajta uu qof haweeney ah ka soo qaaday ,isl markaana xili uu marayay wadada soo aada dhanka Taleex ay haweeneydii ku durtay Cirbad. Waxaa sidoo kale uu sheegay in Ciidamadu ay wareysteen haweeneyda...

Warar hoose  ayaa sheegaya in masuq maasuq aad u xooggan uu hareeyay xarunta Golaha sare,islamarkaana lacagihii loogu talagalay shaqaalaha shaqsiyaad gaar ah ay kala qeybsadaan. Mid ka mid ah shaqaalaha Golaha Aqalka sare oo magaciisa diiday inaan adeegsano sababo amni dartood ayaa inoo sheegay in bilihii la soo dhaafay shaqsiyaad gaar ah ay lunsanayeen mushaarka xaqa...

Waxaa soo if baxaya khilaaf u dhaxeeya mudanayaasha baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaas oo ku kala qeybsamay kulamada baarlamaankaas oo qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa sheegay in uusan qab soomin kulamada baarlamaanka muddo ku dhow dhowr bilood. Kuwaas oo qabsoomi la`aantaas ku eedeeyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre. Waxaa kaloo ay sheegeen...

Mid ka mid ah degmooyinka Muqdisho ee Gobolka Banaadir oo la ogaaday iney u xiran tahay Hogaamiyaal beeleed oo xiran shaatiga Dowladda Soomaaliya. Qaar ka mid ah Shacabka degmada Deyniile ayaa sheegay in Nidaam Dowladeed mid maamul Gobolka Banaadi wali aanay soo gaarin,islamarkaana dhex kaga jiraan nidaam qabiileed. Waxay sheegeen in degmada Deyniile ay ka taliyaan rag...

Xiisad dagaal oo u dhexeysa Ciidamo taabacsan guddoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo kuwa maamulka HirShabelle ayaa  ka ka taagan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolkaasi. Guddoomiye Jeyte ayaa la sheegay in uu ka biyo diidan yahay xilka qaadis uu dhawaan ku sameeyay Madaxweyne Waare, isagoona haatan Ciidamo ku aruursanaya qeybo ka...

Shir Madaxeedkii 29-aad ee Dalalka Carabta oo ay ka qeybgalayaan Hogaamiyayaasha  Carabta aayaa maanta si rasmi ah uga furman Magaalada Al Dahraan ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Shirkan ayaa waxaan ka qeybgalin Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani sababo la xiriirka Khilaafka udhexeeya Dalalka Khaliijka darteed, Dowladda Masar, Sucudiga, Imaaraatka iyo...

Munaasabadan oo aheyd mid uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha Cusub ee gobolka Hiiraan  Cabdulahi Axmed Maalin ( Sufuroow) ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle, xildhibaano ka tirsan maamulka, qaar ka mid ah waxgaradka gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiirada ka qeyb galay munaasabadan ayaa waxaa ka mid ah wasiirka...

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa xalay kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska, , waxaana kulankaasi goob joog ahaa Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto...

wararka  nagaka soogaarayo magaalada  balaweyne ayaa sheegaya   in wariye  ka  howlgala magaaladas   uu  ka badbaaday isku day dil  ka dib markii  lasheegay  in  warbixino uu ka diyaariyay  qilaafka  madaxda hirshabeele. waxaana ka danbeeya   sida wararka ay sheegaan xubno ka tirsan hirshabeele. laso  wixoo soo kordha ...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shalay gaaray Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga ayaa lagu waddaa in uu maanta Khudbad ka jeediyo Shirka 29aad ee Madaxda waddamada ku mideysan ururka Jaamacadda Carabta. Shirkan waxaa diirradda lagu saarayaa qadiyadda Falastiin, dagaalka ka dhanka argagixisada iyo xiisadaha ka taagan...