Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay xalay si faah-faahsan uga hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, oo aad u xoogeystay kadib markii uu xilka dib ula wareegay. Imaaraadka Carabta ayaa ahaa dalkii ugu horreeyey ee madaxweyne Xasan Sheekh uu booqdo maalmo un kadib markii dib loo doortay 15-kii May 2022, taasi oo muujisay ahmiyadda...

Dagaal xoogan ayaa ka dhacay duleedka degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Somaaliya oo kaashanaya kuwa degaanka iyo Xubno katirsan Al-Shabaab, waxaana dowladda ay sheegtay in dagaalkaas lagu dilay 60 katirsan Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda & kuwa degaanka ay weerareen degaanka...

Wararka ka imaanaya dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan magaalada Qabridagare ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Militariga Itoobiya iyo dad shacab ahaa oo ku sugnaa magaalada Qabridahare. Lama ogaan ilaa iyo hadda waxa sababay iska hor imaadkan, balse wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada Militariga oo wakhtigaa dhex marayay...

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay Midowga Afrika in aanu xamili karin la tacaalidda arrimaha Afrika kaddib muddo ka badan 60 sano oo uu jiray. Willian, Ruto, oo xilka madaxtinimada qabtay Sebtembar 2022, ayaa ka xumaaday in Midowga Afrika uusan awoodin xitaa lacag dhan 85 milyan oo dollar oo loo uruurinayey dib u dhiska Soomaaliya. Ruto wuxuu sheegay dalalka...

Dowladda Jabuuti ayaa Axaddii ku dhowaaqday howlgallo ka dhan ah tahriibka, ayada oo taleefishinka dowladda uu weriyey in booliska ay xireen 3,000 oo qof oo la masaafurin doono. Wasiirka Arrimaha Gudaha Nuux Xasan ayaa sheegay in dalkan ku yaalla Geeska Afrika “ay buuxiyeen” qulqulka dad ka imanaya dalalka deriska ah, ayada oo 220,000 ay “si sharci darro ah” u...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay tan iyo dib u doorashadiisii May 2022-ka ka qeyb galaya kulan dadweyne oo shacabka Soomaaliyeed ay su’aalo ku weydiinayaan. Madaxtooyada Soomaaliya oo baahisay xayeysiiska kulanka Shacabka Soomaaliyeed ay Su’aalo ku weydiinayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayey ku...

Waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho qaarkood waxaa weli fadhiya xareedda ka dhalatay Roobkii Xoogganaa ee da’ay Jimcihii 28kii April 2023 ee sababay dhimashada, dhaawaca iyo burburka hanti. Gaadiidka iyo Dadka lugeynaya (Cagahooda maalaya) ayaa ka wareeganaya waddooyinka qaar oo weli ay fadhiyaan biyaha roobka ka dhashay, waxaana ay dalbadeen in laga howlgalo si...

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo DG Jubbaland waxaa ka socda abaabulka howlgal ka dhan ah ‘AS’ kaddib markii la diyaariyay ciidamo deegaanka ah oo loo qorsheeyay in ay la howlgalaan kuwa Federaalka. Mas’uuliyiin maamulka Degmada Baardheere ayaa sheegay in diyaargarowga socda ujeedkiisa uu yahay in ‘AS’ laga qabsado deegaannada hoostaga Degmadaas ay joogaan...

Xaalad baqdin ah ayaa la soo sheegaya in ay la soo deristay shacabka ku dhaqan Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe, kadib markii maleeshiyaad ka tirsan kuwa Al-Shabaab lagu arkay deegaano hoos yimaada degmadaasi. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab lagu arkay duleedka degmadaasi, gaar ahaan deegaanada ku teedsan Webiga Shabelle. Imaanshaha Al-Shabaab...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay kormeeray xaafadaha ay saameeyeen roobabkii xooganaa ee shalay ka da’ay magaalada Muqdisho, kuwaas oo daadad xoogan watay. Saalax oo u wehliyay duqa Muqdisho ayaa booqday xaafadda Ceelqalow iyo Warta Nabadda oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen daadadka, halkaas oo ay ka jirto xaalad...