Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Labada Madaxweyne ayaa isla qaatay qodobbo xoojinaya iskaashiga amni,...

Wararka naga soo gaaraya Waqooyiga Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay lagu dilay halkaasi Cirro Xaaji Cali oo ka mid ahaa dhalinyarada magaaladaas. Ninkaan dhalinyarada ayaa dhintay ka dib markii ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamo howlgal ku jiray oo ka tirsan maamulka Puntland. Dhanka kale Gaalkacyo waxaa xalay lagu dhaawacay Cilmi Cali Guuleed oo ah madaxa Hay’adda...

Dowladda Soomaaliya ayaa shaqaaleysay shirkadda Von Batten-Montague-York, L.C si ay danaha Soomaaliya uga ololeyso congress-ka Mareykanka, waxaa sidaas qoray wargeyska Africa Intellegence. Warbixin uu wargeyska qoray ayaa lagu sheegay in shirkadda ay si gaar ah uga shaqeyn doonto sidii ay Congress-ka Mareykanka iyo mamaulka madaxweyne Biden uga dhaadhicin laheyd in Soomaaliya...

Ganacsade caan ka ah magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Sheekh Cabdi Faniinte ayaa xalay lagu dilay tabeelaha Sheekh Ibrahim ee duleedka Muqdisho. Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka kooxo hubeysan ayaa dilay nabadoonka oo ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee dalka. Amniga Muqdisho ayaa sii xumaanaya maalmahan ,Dilka iyo dhaca ayaana aad ugu soo batay. Ciidanka booliiska...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal iyo mustaqbalka iskaashiga labada shacab ee dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Labada Madaxweyne ayaa isla qaatay qodobbo xoojinaya iskaashiga amni,...

Aqoon yahan Cabdisisaaq Xuseen Jeyte oo ka mid ah  qurba joogta Soomaaliyeed oo in muddo ah ka maqanaa Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Isbadalka siyaasadeed ee ka jira Dalka Waxaa uu Ugu horreyn soo dhaweeyay doorashada 15ka bishii may ee uu ku guuleysatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud iyo Magacaabista Ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre oo dhawaan codka...

Wasiirka waxbarashada maamulka Puntland, Cabdullaahi Jaamac Xasan, ayaa sheegay inay la’yihiin dhaqaale ay ku saxaan imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4-aad dugsiyada sare. Wasiirka waxbarashada ayaa hadalkaan ka sheegay, xilli uu maanta warbixin siinayay barlamaanka Puntland oo ugu yeeray in laga dhegaysto waxqabadka wasaaraddiisa. In ka badan shan kun oo arday oo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas. Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyadan oo si gaar ah loo tababbaray, waxa uuna u kuur-galay xaaladdooda nololeed, isagoona warbixinno...

Xukuumada Somaliland ayaa beenisay war uu wargayska The times of Israel ku sheegay in wafti ka socda Somaliland ka qayb galay shir lagaga hadlayay xiriirka Afrika iyo Israa’iil. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland, ayaa lagu beeniyay run nimada warkan oo uu Wargaysku nuqulkiisii soo baxay 9 July ku sheegay in Wasiirka Difaaca Somaliland Cabdiqani Maxamuud...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gudoomay Shirkada Human resource management consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee wasaaradaha Jubaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu uga mahad celiyay shirkadan qaaday imtaxaanka shaqada Wanaagsan ee ay qabatay iyadoo ay goob joog...