Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in Jimcaha maanta ah ay Ruushka iyo Ukraine magaalada Istanbul ku kala saxiixa doonaan heshiis oggolaanaya in dib loo furo dekadda Odesa ee Badda Madow ee dalka Ukraine. Tallaabadan ayaa fududeyn doonto in dib loo billaabo dhoofinta malaayin tan oo qamadi ah oo muddo bilooyin ah ku xayiran dekadaha Ukraine. Dhoofinta qamadiga Ukraine ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-gelay Shir Hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa u gudbiyey codsi rasmi ah oo ku aaddan kamid-noqoshada Soomaaliya ee dalladan, isagoo tilmaamay dadaalka uu muddada badan ku bixinayey...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu raadiyo in Soomaaliya ay ka mid noqoto dalalka ku bahoobay dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC). Dalladdan waxaa dib loo aas-aasay sanadkii 2000, iyada oo ay ku mideysan yihiin toddobo (7) dal oo wadaaga suuq-ganacsiyeed...

Sagaal qof oo rayid ah oo ay ku jiraan labo caruur ah ayaa ku dhintay, 33 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar Turkiga ku qaaday gobolka Dohuk ee waqooyiga Ciraaq, sida ay saraakiishu sheegeen. Telefiishanka Ciraaq ayaa sheegay in “duqeymo culus” lagu garaacay goob loo dalxiis tago oo ku taal magaalada Zakho, oo dhacda xadka gobolka Kurdistan ee Ciraaq iyo Turkiga. Wakaalada...

Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ku dhaxmaray degaano kamid ah dhulka dowlad degaanka Soomaalida Ciidamada liyuu Boolis iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Xubno kamid ah Al-Shabaab oo ka tallaabay xadka Somalia ay weerareen Saddex Goobood oo ay ku sugnaayeen Ciidamada dowlad...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah safarkii lixaad oo dalka dibaddiisa ah waxaa uu ugu wajahan yahay dalka Tanzania. Madaxweynaha ayaa marti waxaa uu ku yahay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC oo 21-ka & 22-ka July ka dhici doona Magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Dalka Soomaaliya ayaan kamid aheyn ururkaan dhaqaalaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nur Madobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa xalay casho sharaf u sameeyay xildhibaanada degaan doorashadoodu tahay dowlad goboleedyada Koonfur galbeed iyo Jubbaland . War kasoo xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa...

Dowladda Ingiriiska oo dowladda Kenya ka taageeraysa xoojinta dagaalka ay Kenya kula jirto kooxaha loogu argagixisada gobbolka xeebta ayaa malaayiin dollar ku taageertay xarun loogu talagalay inay ku hawl galaan Ciidamada Booliska la dagaalaka Argagixisada ee –ATPU. Xarunta oo laga hirgaliyay gobbolka Xeebta ah ee Mombasa ayaa waxaa ku sugan Ciidamo farabadan oo kamid...

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey degaannada leego, yaaq Bariweyne iyo Warta Madax Maroodi oo hoostaga degmada Walanweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose. Taliyaha ururka 64aad ee Ciidanka xoogga Dalka Cali Cabdulalahi Halac oo howlgalka hoggaminayay ayaa sheegay in Ujeedka uu ahaa sidoo Al-Shabaab looga saari lahaa...

Xildhibaan Ilhan Cumar oo kamid ah Xildhibaannada Kongareska dalka Mareykanka ayaa la xiray kaddib markii ay ka qayb qaadatay mudaaharaad ka hor dhacay maxkamadda sarre ee Mareykanka. Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ka mid ahayd 16 xildhibaan oo la xiray iyaga oo ka qayb qaadanaya bannaanbax lagu hor sameeyay maxkamadda sarre ee dalka Mareykanka. Ilhan Cumar ayaa bayaan...