Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saacadahii lasoo dhaafay ku fatahay xaafado hor leh oo ku yaala Baledweyne. Xaafadaha uu Xalay ilaa saakay wabigu ku fatahay ayaa ah qeybo ka mid ah xaafadaha Bundaweyn iyo Howlwadaag, kadib markii u wabiga Xalay saqdii dhexe karkaarada uu jabsaday. Xaafadahaan ayaa dadkii dagana intooda...

Sanduuqa Gargaarka Bani’aadannimo ee Soomaaliya ayaa u qoondeeyay 15 milyan oo dollar, si loogu taageero bulshooyinka qatarta ugu kira fatahaadda El Niño ee Soomaaliya. ⓘ Quburada cimiladu waxay saadaaliyeen in 90% saamaynta El Nino ee Soomaaliya ay hubaal tahay, lagana yaabo inay saameynta ugu badan noqoto Roobka culus iyo fatahaadaha dhacaya inta lagu jiro...

Magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Carbeed ee Sacuudiga waxaa maanta oo sabti ah ka furmaya shirka u dhaxeeya Madaxda waddamada ku bahoobay ururka Jaamacadda Carabta oo si gaar ah uga shiraya xaaladda ka taagan Magaalada Gaza. Dhagax-sugaha Sacuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in guud ahaan loo baahan yahay in laga dhiidhiyo gumaadka Israaiil ay ku...

Wabiga Shabeelle ayaa ka bilaabay Xaafada Magaalada Baladweyne 24kii saac ee ugu dambeeyay in uu karkaarada Jabsado madaama uu keenay biyo aad u farabadan oo ka yimid dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya. Meelaha uu wabiga karkaarada ka jabsaday waxaa Kamid ah, Deegaanka hoodleey, Beerta reer muudaalle, Kaliga dhaxjabis iyo Hiliada Bilis-diid oo dhamaantooda Baladweyne...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay fariimo uu sheegay in ay uga timid Shacabka Magaalada Muqdisho kuwaas oo ay kamid yihiin in dhagaxaanta laga qaado waddooyinka Caasimadda. Xamsa Cabdi Barre ayaa tilmaamay in Xukuumadda Dan-qaran ay ka shaqeyneyso adkeynta Amniga loona baahan yahay in ay Shacabku kordhiyaan...

Hoggaamiyaha Ururka Xisbullaah Sheekh Xasan Nasrallaah ayaa maanta markale jeedinaya Khudbad lasii saadaalinayo in ay ka kulushay middii uu jeediyay 3dii Nofeembar 2023 ee uu ku weeraray Siyaasadda Israaiil iyo duqeynta ay ka geysaneyso Gaza. Warbaahinta indhaha ku heysa xaaladda & dhaqdhaqaaqa ka jira Bariga Dhexe ayaa durba billowday falanqeyn iyo in lasii saadaaliyo...

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay shir Muqdisho ugu soo gabagaboobay Saraakiisha Booliiska Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka. ⓘ Shirkaan oo Muqdisho sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday hogaanka sare ee talisyada ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleeydada...

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa ku raacay Ra’iisul wasaare Xamse mowqifka Soomaaliya ee xaaladda Qasa, isagoo khudbad ka jeedinayay madaxweynaha shir madaxeedka Afrika iyo Carabta oo shalay ka furmay magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga. ⓘ “Waxaan jeclaan lahaa inaan xuso walaaca ay Dawladda Soomaaliya ka qabto xaaladda ka taagan Qasa waxaan ku baaqeyna...

Nin la dhashay Taliyaha Booliska degmada Guriceel Cismaan Cali Hudeey ayaa xalay lagu dhex dilay goob ganacsi oo uu Guriceel ku dhex lahaa. Cabdullahi Cali Hudeey ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyey kooxo hubeysan oo markiiba ka baxsaday goobta sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah. Sidoo kale, Cabdullahi ayaa ka mid ahaa ciidanka dib u xoreynya degaanka isagoo ka qeyb qaatay...

Hay’adaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay sii daayeen 25 milyan oo dollarka Maraykanka ah si ay ugu bilaabaan samata bixinta daadadka Soomaaliya ka dhacay oo saameeyay 1.2 milyan oo qof. ⓘ Qaramada Midoobay iyo la-hawlgalayaasheeda ayaa ku qiyaasay in 1.6 milyan oo qof ay saameyn karaan fatahaadaha xilli-roobaadka ee hadda socda laga...