Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ka warhaynta saamaynta ay shirkadaha maaliyadeed ku leeyihiin nidaamka cashuuraha Soomaaliya.

Tobankii sano ee la soo dhaafay, waaxda adeegga maaliyadeed ee Soomaaliya waxay aragtay kobac ballaaran oo ku yimid shirkadaha maaliyadeed ee ka kooban bangiyada, kuwa ka shaqeeya shabakadaha mobilada iyo xawaaladaha. Canshuuraha waaxda adeegga maaliyadda ee Soomaaliya, si kastaba ha ahaatee, wali si dhameystiran looma horumarin, laakiin shirkadaha kala duwan ee ka kooban shirkado ganacsi...