Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Imaaraatka Carabta oo cambaareeyay weerar argagixiso oo ka dhacay xadka waqooyi ee Kenya.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawaca tiro dad ah oo aan waxba galabsan. Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MoFA) ayaa lagu xaqiijiyay in Imaaraadku uu si weyn u cambaareynayo falalkan dambiyada ah iyo diidmada joogtada...