Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dooneysa in markaan ay si toos ah uga baxdo heshiis walba oo ay a gaartay Somaliland, si ay usoo ceshato xiriirkii dowladda dhexe. Sida xogtan ku helnay, Imaaraadka madaxda ugu sarreysa ayaa saxaafadda la hadli doona, waxaana ay sheegi doonaan in ay Soomaaliya mid u aqoonsan yihiin, islamarkaana heshiiyada ay la galeen Somaliland haddii...

Sida ay ku waramayaan Wararka ka imaanaya gobolka hiiraan gaar ahaan deegaan lagu magacaabo dil dilaay  oo 87km dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa saakay aroortii hore ay diyaaradaha dagaalka ay  duqeeyeen xarun ay shabaabku ku lahaayeen deegaanka dil dilaay  taasoo la aaminsanyahay in masuuliyiin sar sare oo shabaabka ka...

Dowladda Sucuudiga ayaa lagu wada ain ay xayiraaddii saarneyd Xoolaha Soomaaliya ay qaaddo iyada oo muddo dhowr sano ah aan Xoolaha Soomaaliya loo dhoofin Sucuudiga. Ilo ku sugan Dalka Sucuudiga kana mid ah Ganacsatada Xoolaha ee ku nool Dalka Sucuudiga ayaa sheegay  1da Bisha Ramadaan ay Dowladda Sucuudiga go’aansatay in ay xayiraadda ka qaaddo Xoolaha Soomaaliya. Wasaaradda...

Tiro Madaafiic ah ayaa goor dhow ku soo dhacay qeyb ka mid ah degmada Wartanaba ee gobolka Banaadir kuwaas oo khasaaro kala duwan geystay. Madaafiicda ayaa ku dhacday agagaarka Stadium Muqdisho iyo xaafadaha ka ag dhow, warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in mid ka mid Madaafiicda uu ku dhacay Guri ay daganaayeen Qoys islamarkaana khasaaro u geystay Qoyskaas. Waxaa...

Warbaahinta Jasiiradda Nauru ayaa xaqiijisay in Dowladda Mareykanka ay Imtixaan loogu tala galay in laga qaado dadka ka Qaxooti ah ee ka soo jeedda Soomaaliya iyo Iran in lagu riday Imtixaankii laga qaaday. Nauru ayaa waxa ay ku taallaa koonfurta Badweynta Pacific-ga, Waxaana la sheegay in lagu riday  imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka. Warbaahinta...

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana Fatahaada Wabiga sameeyay ka dhashay khasaarooyin isugu jira dhimasho, bur bur iyo barakac. Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu aysan gaari jirin. Inta badan dadkii kunoolaa magaalada Baladweyne ayaa...

Wafdi balaarran oo ka socoda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo gaarey Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG Dowladda KGS. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadaa DFS Mudane C/llahi Sheekh Ali. Madaxdan soo gaartay Baydhabo ayaan kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda K/Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa  ku dhawaaqay in Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay laga joojin doono Gaadiidka loo yaqaano mooto Bajaajta. Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay G. Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay waddaan qorsheyeyaal ku aadan in magaalada laga joojiyo Gaadiidka Bajaajta. Waxaa uu sheegay in ay Magaalada ay u soo gashay si xad dhaaf ah,...

DAAWO WASAARADA ARIMAHA GUDAHA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO KA HADASHEY KHILAAFKA U DHAHAYA LABADA DHINAC OO IS KU HAYSTAY GUDOOMIYAHAY DEGMADA BERDAALE, HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

CIIDANKA DARAAWISHTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA FADHIGOODA YAHAY DEGMADA BARDAALE EE GOBALKA BAY, HOOS KA DAAWO MUQAALKA   ...