Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dalka Turkiga , Rejab Dayib Erdoğan waxa uu Tacsi u diray Haweeneyda Madaxweynaha ka ah dalka Giriiga, Katerina Sakellaropoulou iyo Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Kyriakos Mitsotakis. Erdoğan waxa uu ka Tacsideeyey Shilkii labada Tareen ee saqdii dhexe ee xalay ka dhacday meel ku dhow magaalladda Larissa ee dalka Giriiga, oo ay ku geeriyoodeen ugu yaraan...

Xiritaanka Kiiska Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJA) Wariye Cabdalla Axmed Muumin Muddo ka badan 5 bilood waxaa baraha bulshada ka socda kiiska dacwo ee u dhexeeyay Wasaaradda Warfaafinta iyo Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Cabdalla Axmed Mumin oo la xiray, kaddibna dammaanad bannaanka ku joogay. Xoghaye Cabdalla waxaa la xiray 11.10.2022 wuxuu...

Magaalada Bardaale ee gobolka Bay waxaa shalay ka dhacay dagaal culus oo ka dhashay muran dhanka maamulka ah oo ka jira magaalada, waxaana hadda la dareemayaa xaalad jaho wareer ah. Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii galaamay ah ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen shaqaaqada ka dhacday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana arrinta la isku hayo ka hadlay dhinacyadii...

Wadahadalka Siyaasadeed ee saddex geesoodka ah ee u dhaxeeya Waddamada Turkiga, Finland & Sweden oo hakad u galay khilaafka ka dhashay dhaqangelinta shuruudaha Ankara ayaa dib u billaabanaya 9ka Maarso 2023. Finland & Sweden oo damacsan in ay xubno ka noqdaan Ururka Gaashaanbuurta NATO waxaa caqabad ku ah Turkiga oo ay u baahan yihiin codka ugu dambeeya maadaama...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo Warbaahinta kula hadlay Isgoyska Siinay oo ay isku rasaaseen Ciidamo katirsan kuwa Amniga Isgoyskaas ilaalinayay & ilaalada Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid ayaa sheegay in lala xisaabtami doonno dadkii ka dambeeyay dhibaatada halkaas ka dhacday. Yuusuf Madaale ayaa sheegay...

Madaxweynaha Suuriya Bashar Al-Asad ayaa 10-sano kaddib diiradda saaraya dib usoo celinta xiriirka diblumaasi ee kala dhaxeeya waddamada carabta kaddib markii uu saameeyay kacdoonkii guga carabta ee madax badan uu carbeed taliskooda galaaftay. Al-Asad oo dagaal dhiig badan ku baxay u galay sidii uu kursiga usii heysan lahaa ayaa gooni istaag ka noqday waddamada carabta...

Barqanimii maanta ayaa Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Magaalada Muqdisho ku dilay wiil dhallinyaro ah kaas  oo lagu magacaabo Cabdishakuur Cabdullaahi Cabdi oo ka mid ah darawallada ka xeysa Mooto Bajaajta. Dilka ayaa ka dhacay Degmada Wadajir Waxda Jaranaal Daa’uud, agagaarka laamiyaraha Zobe, falkaan ka dib ayaa qaar ka mid ah Darawallada...

Warrarka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal Culus uu ka socdo duleedka Magaalada Laascaanood Wararka ayaa sheegaya in dagaal uu ka socda meel 60ilaa 7 KM u jirta Magaalada Laascaanood gaar haan Jihada Wadada looga baxo dhinaca Burco, dagaalkaas ayaa la sheegay in la isu adeegsanayay hub culus. Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa degaanka ayaa isku adeegsanaya...

Asbuucyadii la soo dhaafay waxaa aad loo hadal hayay carruurta madaxweyne Xasan Sheekh oo dawladda aad uga soo dhex muuqday. Gaar ahaan waxaa su’aalo badan iyo dood laga keenay gabar lagu sheegay Jiihaan Xasan Sheekh oo dadka qaarkii ay sheegeen in ay la wareegtay shaqadii wasiirka arrimaha dibadda. Isla waqtigaas waxaa is barbardhig ahaan dadku usoo qaadeen arrin madaxweyne...

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo Xabsiga ku weeraray Xoghayaha Guud ee SJS Warsaxaafadeed Wadajir ah: Muqdisho, Soomaaliya 26 Febraayo, 2023 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS), Somali Media Association (SOMA) iyo Dalladda Somali Mechanism of Safety Journalists (SMSJ) ayaa walaacweyn ka muujiyay warbixinta sheegeysa in Taliyaha booliska gobolka Banaadir Macalin...