Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Doodda la xiriirta dhulalka Danta-guud ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho. Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dhawaan sheegtay inay dib ula wareegayso dhulka danta-guud iyada oo la fidinayo xafiisyada heer federaalka. Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaa la filayaa in loo wareejiyo xarunta xisbiga. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa dhawaan...

Waxaa maalmahan siyaabo kala duwan looga hadlayay ciidan tababar looga furay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Siyaasiyiinta abaabushay ciidankaas oo ay hoggaaminayaan Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag iyo wasiirkii hore ee amniga Jubaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa ku doodaya in ciidanka uu yahay mid Al-Shabaab looga saarayo deegaannada ay ka joogaan...

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay inay tagaan wufuud kala duwan oo ka qeyb geli doonta shirka Golaha wadatashiga Qaran oo la filayo in uu ka qabsoomo halkaas. Ra’iisul Wasaaraha dalka Xasme Cabdi Barre, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xamse Cabdi Barre iyo Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada, Galmudug, Jubbaland iyo...

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa shir-gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen qaar kamida Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug Gudoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Gobolka, Gudoomiyaha Degmada Xarfo, Nabadoo iyo waxgarad ayaa ka qayb galay kulanka, Shirkan oo ah Wajiga 1aad ee kulanka Waxgaradka iyo Nabadoonada laba beelood oo walaala kuwaas...

Magangalyo doon dhalasho kala duwan heysta oo ay kamid yihiin Soomaali ayaa isaga kala gudbay soohdinta u dhaxeysa Mareykanka & Canada si ay u helaan sharciyada Dalkaas oo ay u arkaan in uu ka fudud yahay kan Mareykanka sida loo heli karo. Qaar kamid ah Dadkaan ayaa ku dooday in markii ay Mareykanka tageen ay waayeen dhaqdhaqaaq xoojinaya rejada ay ka qabaan in ay...

Iran ayaa ku dhawaaqday in hoggaamiyaha sare ee dalkaasi uu cafis u fidiyey in ka badan 22,000 oo qof oo loo xidhay mudaharaadadii dawladda looga soo horjeeday ee dalkaas ka dhacay, hase ahaatee ma jiro cid si rasmi ah u xagiijin karta warka sii daynta ee ka soo baxay xukuumadda dalkaas. Bayaan ka soo baxay madaxa garsoorka ee dalka Iran ayaa markii ugu horraysay si weyn...

Weerar Ismiidaan ah ayaa lagu qaaday Guriga Martida ee degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay degan yihiin mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Gedo iyo Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka. Wararka aan helnay ayaa sheegaya weerarka qaraxa ay ku dhaawacmeen Gudoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buule Gareed & Abaandulaha qeybta 43aad Labaale. Ciidam farabadan...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo oo laba maalmood ah ku jooga magalada Asmara ee dalka Eritreya. Ayaa Maanta lakulmaya dhigiisa Ereteriya Kulanka labada hogaamiye ayaa waxaa Maanta diirada lagu saari doona arrimo dhowr ah oo quseeya labada dhinac Madaxweynayaasha reteriya iyo Soomaaliya ayaa sigaara waxaa looga hadli...

Shirkadda shidaalka Sacuudiga ee Aramco ayaa shaacisay inay diiwaan-gelisay faa’iido dhan $161.1 bilyan sannadkii hore ee 2022, taasi oo ah arrin aan caalamka horey ugu dhicin. Faa’iido $161 bilyan ah, ayaa ah tii ugu badneyd ee abid ay sameyso shirkad ka diiwaan gashan suuqyada saamiyada caalamka. Arrintan ayaa muujinaysa sida qiimaha saliidda ee kor u kacay kadib...

Gobolka Gedo waxaa ka socda dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Gobolkaas, saraakiisha hoggaamineysa ciidanka ayaa sheegay in ujeedkoodu yahay sidii ay ‘AS’ uga qabsan lahaayeen deegaannada ay joogaan. Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waa halka xudunta u ah howlgalkaan waxaana gaaray saraakiil katirsan Dowladda Federaalka &...