Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wafdi uu hogaamnaayo wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle oo ay ka mid ahaayeen wasiirada howlaha guud iyo dib u dhiska, wasiirka isboortiska iyo dhalinyarada, xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha ee dowlada federaalka soomaliya iyo xilibaano dowladda federalka iyo kuwa Hirshabelle ka tirsan ayaa shalay gaaray degmada Buloburde si ay u...

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Puntland, waxana Magaalada Garowe ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Dani...

Shir madaxeedkii 32-aad ee hogaamiyayaasha qaaradda Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Afrika. Qaxootiga iyo dadka gudaha dalkooda ku barakacay ayaa ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee ay madaxdu ka doodi doonaan muddada uu shirka socdo. Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fatah al Sisi ayaa sidoo kale la wareegi doona xilka madaxtinnimada...

Markab siday sokor dhan 40,000 oo Tan oo loo diiday in uu kudejiyo Sokortaas dekedda Mombasa ee dalka Kenya dabayaaqadii sanadkii 2018, ayaa todobaadkan kusoo xirtay dekedda Muqdisho isaga oo dejinaya Sokortii ay Kenya amartay in lagu celiyo waddanka Brazil oo ay Sokortu asal ahaan katimid. Amarka dib u celinta Markabka siday Sokorta ayaa soo baxay kaddib...

JUSTICE & SECUURTY PARTY  XISBIGA AMNIGA &CADAALADA __10/February 2019___mogaidsho___ Warsaxaafadeed  Xisbiga AMNIG iyo CADAALAD wuxuu walwal xoogan ka qabaa shir ay soo qabanqaabisey xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkada Spectrum oo 07 bisha 2aad 2019 lagu qabtey magaalada London, kaas oo lagu beecinayey xirmooyin 50 (Blocks) oo shidaalka Soomaaliya...

Waa fekir rajo badan laga qabay oo la aaminsanaa in uu yahay mid leh mustaqbal wanaagsan, balse markii dambe sababay in dadkii ay shaqeysan wayaan. Lacago bilaash ah oo qof walb ay dowladu siiso qaar kamid ah dadka aan shaqeysan ayaa loogu yeeray dakhliga aas aasiga ah, hasayeeshee tijaabadii ugu horeysay ee Yurub laga sameeyay ayaa la soo afjaray labo sano kadib, sababtoo...

Qabyaalad, laaluush qaadasho, qadafka iyo dhacdooyinka oo la buunbuuniyo waa qaar ka mid ah ficillada aan waafaqsaneyn anshaxa saxaafadda ee ka dhaca warbaahinta Soomaalida. saxaafadda  waxaa ka reeban  in qofka  uu  laashuush  uu qaato   ama  siyaasada   dad  qabiil ahaan  u taageero   . hadii  uu qabiil  ama  siyaasiyin uu taageero waxaa  baxaya  kalsoonadii...

Heshiis ay wada saxiixdeen Jabhada ONF iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ahaa in dagaalyahanada Jabhada lagu sameeyo hub ka dhigis, taasi oo guul la taaban karo u ah Guud ahaan Itoobiya gaar ahaan ismaamulka Soomaalida. Jabhada ONLF waxaa la aas aasay 1984, waxaana uu dagaal nuucyo badan uu kala dhaxeeyay Itoobiya oo ay ku sheegeen xiligaasi in ay dhul Soomaaliyeed...

Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa bayaan cad kasoo saaray shirka maanta ka furmayo magaalada London ee dala Ingiriiska. Bayaanka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka koobnaa dhowr qodob oo ku saabsan dhibaatada Shidaalka Soomaaliya kaga imaan kara iyo digniinaha ay jeedinayaan. Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay Wadaadka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo dowladda Soomaaliya ay kasoo xirtay Baydhabo. Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed Kulanka ayaa ka dhacay guri uu xabsi ku yahay oo ay maamusho NISA , kasoo ku yaalla Agagaarka...