Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Cumar Xasan Al-bashiir Madaxweynaha Sudan  ayaa ku jeesjeesay mucaaradka kasoo horjeeda xukuumaddiisa oo uu ku tilmaamay in ay baraha bulshada u adeegsadeen kana soo abaabuleen dibadbaxyada kadhan ah xukunkiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in meesha kaliya ee lagula bixikaraa in ay tahay doorasho,islamarkaana loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo Banaanbaxyadda. “Xukuumad...

Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ay dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xirneyd Mareykanka. Haweyneydaan ayaa lagu Magacabaa Marzieh Hashemi waa war akhriye ka tirsan Press Tv, waxaa la xirey 13-kii January kadib markii ay soo caga dhigatay St. Louis, Missouri,...

Duqeyntaasi ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhacday deegaan lagu magacaabo Baacyar  oo dhanka Koonfur uga beegan deegaanka luuq Jeeloow ee Gobolka Hiiraan. Dad goobjoogayaal ah ayaa  waxa ay u sheegeen  warbaahinta  in ay maqlayeen Jug xoogan oo ku dhaceysa fariisimo Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka Baacyar,isla markaana ay arkayeen holac iyo Uuro ka...

Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in lagu dhawaaqo Golaha Wasiiradda maamulka Koonfur Galbeed, waxana Magaalada Baydhabo ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay. Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saacaddihii ugu dambeeyay ku jiray kulamo wadatashi ah oo ku aadan ku dhawaaqista Golaha Wasiiradda. Madaxtooyadda Koonfur...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed oo ka hadlayay munaasabadda sanad guuradii kasoo wareegatay markii xilka loo dhiibay guddoomiye Yariisow ayaa weeraray siyaasiyiinta kasoo horjeeda dowladda Soomaaliya. Wuxuu sheegay in siyaasiyiinta uu ugu yeeray kuwa xanaaqsan inay dafiraan waxqabadka xukuumadda Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir, isaga...

Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Daljirka Daahsoon & Inta u dhaxeysa Xaruntii hore ee Baarlamaanka. Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa ka agdhow xarunta Wasaaradda Batroolka Soomaaliya, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Gaadiidka Gurmadka deg deg ah ayaa gaaray goobta Qaraxu...

Hay’adda Transparency International, ayaa soo saartay warbixinteeda sanad laha ah ee looga hadlo waxyeellada musuqa. Sanadkan waxaa ay Hay’adda sahan ku sameysay 180 dal oo Caalamka oo dhan ku yaalla, waxaana loo kala saaray kuwa uu naafeeyay musuqa iyo kuwo ka guuleystay. Dalalka ka guuleystay waxaa safka hore ka galay Denmark, iyo New Zealand, kuwaas oo keensaday...

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka ay ka shaqeeyeen sidii maxaabiis ay isku dhaafsan lahaayeen Al shabaab iyo maamulka Hiiraan.   Al Shabaab ayaa gacanta ku hayay askari ka tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya,kaasi oo ay shirqooleen dad uu khilaaf kala dhaxeeyay, xili uu ku sugnaa magaalada...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan musaanabadii xalay ka dhacay magaalada Garowe iyo in siyaasiyiinta Soomaalida is-cafiyaan, isaga oo sheegay in cafiska ay wax ka horreeyaan. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayaa u qornaa sidan: Xaley munaasabaddii caleema-saarka waxey aheyd gogol si wanaagsan...