Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad  lagu caleema-saaray Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay adkeynta wadashaqeyn buuxda oo ka dhaxeysa Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay muhiimadda midnimada,...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar dhabo ah oo dagaalamayaasha Al-shabaab ku qaadeen kolanyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM Kuwaasoo  ku sii jeeday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan. Ciidankaan ayaa waday gaadiid ay leeyihiin Ciidanka AMISOM, waxaana uu weerar ku qabsaday degaano ku yaalla gobolka Shabeellaha...

Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay habeenimadii xalay heshiis ogolaanaya in dib loo furo hawlihii shaqo ee dawladda maraykanka oo hakad ku jiray. Madaxweynaha ayaa ogolaaday in si ku meel-gaar ah, muddo saddex todobaad ah dib loo furo shaqadii dowladda. Talaabadan ayaa fursad u siinaysa shaqaalaha dowladda ee uu hakadku saameeyay inay dib u helaan mushaharkoodii. Labada...

Wasiirka wasaaradda amniga maamulka Hirshabeele Cabdiqaadir Aadan Jeelle oo la hadlayay ciidamo Booliis ah oo uu tabar uga socdo magaalada Jowhar ayaa waxa uu sheegay in ay yihiin ciidamadii ugu horeeyay oo booliis ah ee uu yeesho maamulka Hirshabeele. Wasiirka ayaa waxa uu sheegay in ciidamadaan ay tiradoodu gareeyso kudhawaad 200 oo askari dhawaana loosoo gabagabeynayo...

Shir ku dhex maray Davos ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo aasaasaha madasha dhaqaalaha adduunka Professor Klaus Schwab  ayaa la isku afgartay in Asdis Ababa ay marti-geliso shirka dhaqaalaha adduunka ee 2020. Sanadkii tagay ayey Itoobiya codsatay mari-gelinta shirka, laakin waxaa muuqato in sanadkan la aqbalay. Jawaabta ayaa timid kadib markii...

Diyaar Garowgii ugu dambeeyay ayaa loogu jiraa soo dhaweynta madaxda dowladda Soomaaliya iyo xubnaha mucaaradka ee maanta la filayo inay tagaan magaalada Garowe. Waxaa maanta la filayaa in magaalada Garowe ay gaaraan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud iyo xubno kale oo mucaarad ah. Amaanka...

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay waxyaabaha u diidan deegaanada Hirshabeelle inay ka sameeyaan mashaariic kala duwan oo horumarineed. Isaga oo la hadlayay xildhibaanada baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayuu sheegay in maamulkiisa uu doonayo in mashaariic badan ay ka hergeliyaan deegaanadaasi, laakiin ay jiraan caqabado dhanka amaanka ah. Wuxuu...

Waxaa maanta Magaalada Jowhar ee xarunta u ah Maamulka Hirshabeelle lagu dhaariyay wasiirada cusub ee Maamulkaasi. Wasirdaan ayaa dhawaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, waxaana maanta lagu dhaariyay gabagabada kullanka Baarlamaanka Maamulkaasi. Sidoo kale waxaa goobta lagu dhaariyay xildhibaan ku cusub Baarlamaanka Hirshabeele kaas oo bedeley...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay  wargeyska lagu Magacaabo The Standard ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo ku saabsan Xaaladda Soomaaliya oo ay ka qeyb ka tahay dagaalka lagula jiro ururka Al-Shabaab. Waxaa uu sheegay inuu markale u tartami doono xilka Madaxweynaha Soomaaliya si dalka looga badabaadiyo Al-Shabaab iyo Kooxaha kale,...

Qaraxaani oo nuuciisa lagu sheegay in uu ahaa qaraxyada gawaarida lagu dhejiyo ayaa waxaa uu galabta ka dhacay isgoyska Taleex ee Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxaday ayaa waxa uu ahaa gaaarida Soomaalida u taqaano Qooqanta ( TOYOTA pick up), waxaana lasoo warinayaa in cidina aysan saarneyn xiliga uu gaariga qarxayay, waxaana uu gaarigaasi ku jiray Baakin. Qaraxan ayaa...