Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo kamid ah siyaasiyiinta ugu macnaha badan Soomaalida ayaa loo magacaabay ergayga dowladda federaalka u qaabilsan arrimaha Somaliland. Guuleed oo ah siyaasi dhaqan ah, dhinaca kalena loo yaqaano farsamo yaqaan ku fiican wada-hadalada ayaa markale hormuud looga dhigay wada-hadalada midnimo doonka ah. Muddo laba sano ku dhaw isaga oo ah wasiirka...

Qarax jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaalada muqdisho ayaa waxaa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee Magaalada muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo warar kala duwan ay kasoo baxayaan nooca uu yahay ayaa lala beegsaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay wataan Ciidamada ATMIS, xilli ay marayeen agagaarka Xarunta Hay’adda dambi...

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa digniin u diray dadka reer Hiiraan, gaar ahaan bulshada ku nool magaalada Beledweyne, isagoo uga digaya laba khatarood. Khatarta koowaad ee Cali Jeyte uu ka digay waa fatahaad laga cabsi qabo in wabiga Shabeelle uu ka geysto magaalada Beledweyne iyo qeybo kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Guddoomiye Jeyte wuxuu sheegay...

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo dhaweeyay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud uu u magacaabay arrimaha Somaliland ee Cabdikariin Xuseen Guuleed. Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Somaliland Waxa uu ku tilmaamay tallaabo muhiim ah maadaama uu Cabdikariin Xuseen Guuleed uu yahay waaya-arag aqoon u leh howsha uu...

Ergada gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kordhayay bilihii u dambeeyay, tan iyo dib u doorashadiisii 15-ka May 2022-ka. Madaxweynaha ayaa wax ka yar sanad magacaabay 4 Ergo, kuwaasi oo markii ugu horeysay ay ka soo dhex muuqdeen madaxweynayaal soo maray dowlad-goboleedyada qaar iyo hoggaanka xisbiyada mucaaradka qaarkood. Madaxweyne Xasan...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ahna hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaas ayaa ku dhawaaqay in uu baajiyay dibadbax maanta ay ku ballansanaayeen taageerayaashiisa oo labadii Isniin lasoo dhaafay dibadbaxyo rabshado watay dhigay. Waxa uu dood sharci ah oo dastuurka Kenya ogol ka dhigtay Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Raila Odinga in ay dhigi karaan dibadbaxyo balse...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay Amniga Caasimadda oo ay ka qaybgaleen Guddoomiye ku xigeenka Amniga & Siyaasadda Gobolka Banaadir, Saraakiisha qaybta guud ee Booliiska, Guddoomiyaasha Degmooyinka & kuwa deegaannada Gobolkaan hoostaga. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa diiradda...

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay inay ku biirto 36-da dal ee Afrikaanka ah, iyagoo ka faa’iideysanaya sharciga kobaca iyo fursadaha Afrika ee AGOA. Codsigan ayay dowladda Soomaaliya uga dhawaaqday intii lagu guda jiray xafladda codsiga AGOA ee Soomaaliya, iyadoo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Larry André oo xilka ka degaya uu muujiyay sida ay Mareykanka...

Daraasad lagu sameeyay Tahriibayaasha daneynaya in ay gaaraan Mareykanka ee safarka dheer u galay in ay isaga kala gudbaan Koofurta illaa Waqooyiga Ameerika ayaa muujineysa in saddexda bil ee ugu horreeya 2023 ee kala ah Janaayo, Febaraayo & Maarso in Xadka ay wadaagaan Panama & Colombia ay ka gudbeen 87,390 (Siddeetan & todobo kun, saddex boqol, iyo sagaashan...

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay in saaka ay dab qabadsiiyay guryo dad shacab ah leeyihiin oo kuyaalla Deegaanka Huldooyaale ee Koonfurta Gobolka Mudug , waxaana ka dhashay burbur hantiyadeed. Mas’uuliyiinta Maamulka Magaalada Baxdo ee Gobolka Galgaduud iyo Saraakiisha Booliska oo gaaray deegaanka ay sheegeen in guud ahaan ay bur bureen Guryihii...