Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Degaanno ka tirsan degmada Wanlaweyn ee gobolka shaabeelada Hoose ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Abaar daran oo sameeysay dadka iyo duunyada ku nool Tuulooyin hoostaga degmada Wanlaweyn . Boqolaal qoys oo ku dhaqan degaannada Abaarta ay ka jirto ee degmada Wanlaweyn ayaa waxaa la soo darastay Xaalad Adag oo dhinaca nolasha ah, waxana qoysaska qaarkood ay isaga...

Eedo xoog leh ayaa loo jeedinayay muddo fog ciidanka ilaaliya waddooyinka caasimada Soomaaliya. Dhowr iyo kontan isgoys oo Muqdisho ay leedahay waxaa fadhiya ciidan dowladeed ,haddana ma baaqato dhibaatada shacabka ee ka imaaneysa Shabaab-ka kasoo gudba baraha kontaroolada iyo dhibaatada isla ciidanka isgosyada jooga kula kacaan dadweynaha. Laaluush qaadasho, balwada maanka...

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horeysay si faahfaahsan uga hadlay dagaalka mudada ku dhaw bisha ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxweyne ayaa sheegay in Puntland aysan xilligaan qeyb ka aheyn dagaalka socda, hase yeeshe ay nus-danbeed u yihiin arrinta Laascaanood oo haddii Isimida SSC si rasmi ah uga codsadaan...

Madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay wafdi u badan saraakiil katirsan Ciidanka Booliiska oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin. Axmed Madoobe & Sulub Firin ayaa kawada hadlay qorshaha lagu dardargelinayo sugidda amniga guud ee dalka, waxaa kulanka ka qaybgalay...

Xaaladda degdegga ah ee cimiladu waa sheeko wejiyo badan leh Ilaa hadda, inta badan caymiska cimilada ayaa diiradda saaray dhibaatada lafteeda, taas oo macno samaynaysa; saynisyahannadu waxay ugu yeeraan xaalad degdeg ah sabab awgeed. Warbixintani waxay ka caawisay dhagaystayaashu inay si fiican u fahmaan in isbeddelka cimilada uu mar hore dhacaya; in ay inta badan sababto...

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah inay mid kamid ah kulamadooda caadiga ah ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha Kulanka Maanta ay yihiin: Akhrinta 3aad iyo u codeynta...

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID, Mudane Faysal Cali Waraabe oo maanta shir ja’aarid u qabtay Wariyeyaasha ayaa si adag uga hadlay xiisadda dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Faysal Cali Waraabe ayaa shaaca ka qaaday in hurinta dagaalka ay ka dambeeyaan gacmo kale oo saddexaad isaga oo ku eedeeyay guddi uu hoggaaminayo madaxweynihii...

Dowladda Turkiga ayaa dib u billowday dib u dhiska Guryaha iyo dhismaha kale ee Dowladeed ee ku burburay dhul-gariirkii xooggaanaa ee ku dhuftay dalkaas 6dii Febaraayo 2023 ee galaaftay nolosha dad ku dhow 50 kun oo ruux. Tallaabadaan waxa ay muujineysaa in lasoo gabagabeeyay baadi-goobka dadka la waayay ee raadintooda muddo bil ah ka socotay gobollada dhaca xadka Turkiga...

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo markale ka hadlayay dagaalka ka socda Magaalada Laas-Caanood uu yahay mid noociisa aan la arag muddooyinkii dambe marka laag reebo dagaalkii socday mudadka Afarta Bilood ah ee ka dhacay Koonfurta Soomaaliya. Wuxuu sheegay in dagaalka ka socda Magaalada Laas-Caanood loo adeegsaday waxkasta oo Shacab meel degan loo...

Wasiirka Xafiiska Maareynta Khataraha Musiibooyinka ee Dowlad-Deegaanka Soomaalida Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim oo faah-faahin ka bixiyay qoysaska ka barakacay Dagaalka Magaalada Laascaanood ee gaaray Gobolka Doolo ayaa sheegay in ay dib u dejin loogu sameeyay saddex degmo oo katirsan Gobolkaas. Wasiir Axmed Yaasiin ayaa tilmaamay in ku dhowaad 100,000 (Boqol kun) oo...