Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa sheegay in macalimiinta Iskuulada looga baahan yahay inay si deg deg ah ku bixiyaan Canshuurta ku waajibtay. Waxaa uu sheegay in maamulayaasha Iskuulada kuyaal degaannada Puntland ee diida inay bixiyaan lacagta Canshuurta ah ee laga doonayo ay ula mid yihiin Ururka Al-Shabaab. Wasiir Xasan...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar saakay koox bistoolado ku hubeysan ay ka geysteen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarka oo ka dhacay xaafadda Suuqa weyn, ayaa lagu dilay saddex ruux, halka lagu dhaawacay labo qof oo kale, waxaana goobta isaga baxsaday dableydii weerarka geysatay oo saraakiil ku sheegeen iney ahaayeen Shabaab. Dadka la dilay waxaa kamid...

Ra’iisul Wasaaraha Xuluumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle, Madaxweyne Ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle iyo Guud ahaan Bulshadda Hirshabeelle munaasabadda sanad guuraddii 5-aad ee aas-aaska Dowlad goboleedka Hirshabeelle. Ra’iisul wasaare Rooble oo munaasabadda hadal kaga jeediyay asagoo aaladda...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda Maamulkiisa iyo in dhowr jeer loo diiday tegitaanka Magaalada Beledweyne. Cali Guudlaawe oo Khudbad ka jeediyay munaasabadda lagu xusayay Sanad-guurada 5aad ee Hir-Shabeelle ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wada-hadal la galaan cid kasta oo kasoo horjeeda Maamulka...

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro kuyaal degmada Jamaame oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay ku toogteen laba Nin oo ay u jeediyeen Eedeyn kala duwan. labada Nin ayaa Al-Shabaab waxaa ay sheegeen in mid kamid ah uu katirsanaa Ciidamada dowladda Soomaaliya midka kalena uu ku Shaqeysan jiray Sixirka. Goobta fagaaraha ayaa waxaa ku sugnaa Boqolaal Ruux...

Xildhibaannada Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa waxaa la filayaa inay Maanta Magaalada Addis Ababa ku yeeshan kulan xasaasi ah. Kulanka ayaa waxaa ay uga doodi doonaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha dalkaas Sahle-Work Zewde. Warar isa soo taraya ayaa tilmaamaya in laga yaabo in qof Soomaali ah loo magacaabo madaxweynaha Itoobiya, maadaama Soomaalidu ay hadda ka maqan...

Madaxwaynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen ) ayaa sheegay in ay dib u dejin u samaynayaan dadkii dhawaan ay Somaliland kasoo musaafurisay magaalada laascaanood ee gobalka Sool, kuwaas oo ka soo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed . Waxa uu sheegay in dadkaasi markoodii hore aysan wadin baahi ay qabeen ama abaar haysay balse ay waday Daruuf...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu maanta xaaladihii ugu danbeeyay ee colaadda Itoobiya warbixin kooban ka siiyo xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay. Guteres ayaa si gaar ah uga hadli doono soo eryiddii ay dhawaan Itoobiya dalkeeda kasoo eriday toddoba arkaal oo sare oo ka tirsan saraakiisha laamaha gargaarka ee Qaramada Midoobay. Waa...

Darawalka Soomaaliga ah oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Cali Jaamac ayaa ku dhintay Shil gaari oo uu ku galay wadada weyn ee 94-ta ee magaaladda Chicago, gobolka Illinois ee dalka Mareykanka. Warbaahinta ayaa tebisay in Darawalka Soomaaliga ah uu gaariga la rogmaday, balse ay socdaan baaritaano ay wadaan Booliska Magaalada Chicago. Darawalka Soomaaliga ah ee Shilka ku...

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sufan magaalada Addis-ababa ayaa kulan doceed kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha dib loo doortay ee dalka Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Kulanka ayaa waxaa ay iska xog wareysteen xaaladda Gobolka Geeska Afrika iyo xiriirka labo geesoodka ah ee labada dal oo ay saldhig u tahay daris wanaag, isixtiraam...