Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in la bilaabo wadahadllo lagu soo afjaryo colaadda gobalka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya,sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay Elysee Palace. Warkaan ayaa soo baxay kadib markii Macron uu qadka Telefoonka kula hadlay subixii hore ee Sabtidii ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo dhigiisa...

Wefdi heer wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Sida wararku sheegayaan wefdigan ayaa ka qayb-galay xuska sannad-guurada as’aaskii Puntland oo ku beegan 1-da Agoosto. Sidoo kale, waxa maanta Garoowe imaanaya xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamanka Gobolka Minnesota...

Wasiirka arrimaha gudaha HirShabelle, Maxamed Cali Caadle oo wareysi siiyey Radio Mustaqbal ayaa ka hadlay xaaladda maamulkaasi, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay dhismaha HirShabelle oo ugu dambeysay maamullada ka jira dalka. Caadle ayaa shaaca ka qaaday in HirShabelle lagu dhisay deg-deg, isla-markaana ay ku dulman yihiin beelaha Xawaadle iyo Abgaal, isaga oo tilmaamay...

Wasiirka Caafimaadka ee Kenya Mutahi Kagwe ayaa sheegay shalay oo Jimca ah in dowladda Kenya ay joojisay dhamaan kulamaddii ay dadku foor ka foolka isugu iman jiraan, taasna ay qeyb ka tahay talaabooyin lagu doonayo in lagu xakameeyo faafista xanuunka COVID-19 oo hadda Faraciisa Delta uu ku soo xoogeystay Kenya. Wasiirka oo kala hadlayay shacabka Kenya Telefishnada ayaa...

Booliiska degmada Moroto ayaa xoog ku galay goob lagu kaydiyo Sonkorta oo ku taal xadka Uganda iyo Kenya waxayna qabteen in ka badan 250 jawaan oo sonkor ah oo uu leeyahay Muwaadin Soomaaliyeed uuna ka keenay dalka Uganda. Booliisku waxay kaloo xireen milkiilaha xarunta oo kaliya lagu sheegay Cumar, oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo ay weheliyaan ilaalo khaas ah oo asalkoodu...

Saaxiibbada Caalamku waxay soo dhaweeyeen horumarka laga sameeyay hirgelinta Heshiiskii 27-kii May oo ay wada saxiixeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka waxayna ugu baaqeen DXDF inay si aan dib u dhac lahayn u abaabulaan doorashada Aqalka Sare, oo ahayd inay billaabato 25-ka Luulyo. Waxaa beesha Caalamka...

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Jubbaland, gaar ahaan bahda ciyaaraha geerida dhallinyaradii ciyaartooyda ahayd ee ku shahiiday qaraxii ee galabta ka dhacay magaalada Kismaayo. “Waxaan uga tacsiyaynayaa dhamaan bahda Ciyaaraha Jubaland qaraxii maanta Argagixisadu la...

Magaalada Kismaayo waxaa goordhaw qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan. Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo oo ku sugan Kismaayo gaariga uu qaraxu haleelay ayaa gabi ahaanba gubtay. khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray cayaartoyda, , waxaana ku dhintay Afar ka mid ah Kooxdii saarneyd...

Xuquuqda carruurta, habka baarista iyo tebinta denbiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha, kaalinta suxufiyiinta ee ku aaddan soo bandhigista tacadiyada xuquuqda aadanaha iyo inay cod u noqdaan dhibbaneyaasha tacadiyada xuquuqda aadanaha. Dumarka iyo gabdhaha Soomaaliyeed waa qeyb muhiim ah oo bulshadeenna ka mid ah. Waxay la kulmaan tacaddiyo noocyo kala duwan. Warbaahinta...

Saraakiil ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay inay isku soo dhiibeen ciidanka dowladda ee howl-galada kawada Aaga u dhexeeya Guriceel iyo ceelbuur, ee gobolka Galgaduud Maamul Goboleedka Galmudug. Saraakiil ka tirsan Ciidamada ayaa waxaa ay sheegeen inay xiriir la soo sameeyeen Ciidamada ee qaybta ka ah howl-galada culus ee Alshabaab looga saarayo Deegaanada ay joogaan...