Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Dil salka ku haayo aano qabiil ayaa goor dhaw ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaana halkaas lagu dilay nin wade gaari xamuul ka ahaa. Allaha u naxariiste ninka ladilay ayaa ahaa wade gaari xamuul oo ka shaqeeyn jiray inta u dhaxeeysa magaalada Beledweyne iyo gobolka Galgaduud,waxaana la sheegayaa in aay dileen kooxo hubeysan. Wararka...

Wargeyska African Intelligence ayaa warbixin uu qoray kaga hadlay khilaaf ka dhex-taagan dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka oo ku saabsan habka dowladeed ee Soomaaliya. Wargeyska ayaa qoray in madaxweyne Farmaajo iyo beesha caalamka ay isku fahmi la’yihiin madaxweynaha oo rumeysan dowlad dhexe oo awood badan, halka ayaguna ay doonayaan in sare loo sii qaado nidmaamka...

Afhayeenka Al-Shabaab, Cali Dheere ayaa war kasoo weerarkii shalay lagu dilay Paul Anthony Formosa, oo ahaa maamulihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso. Cali Dheere ayaa shaaca ka qaaday in howl-galka lagu dilay Formosa  uu ahaa mid lagu difaacayo “kheyraadka umadda Soomaaliyeed oo ay boob ku hayaan dowlado iyo shirkada shisheeye” Wuxuu sheegay in shirkadda...

Dowladda Imaaraatka Carabta iyo Jazeerada Malta ayaa xog dheeraad ah ka bixiy dilkii Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Malta  ayaa xaqiijisay geerida Muwaadin u dhashay dalkooda oo lagu magacaabo Paul Anthony Formosa, kaasi oo ahaa Madixii Shirkadda P&O Ports ee hoos tagta Shirkadda  DP World ee Mashruuca Dekedda Bosaaso. Qoraalka ayaa lagu sheegay in ruuxaasi...

Waxaa maanta degaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay laba korneyl oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaliya. Labada korneyl, ayaa ayaa kala ahaa korneyl Cabdisalaan Sheekh Aaden oo ahaa abandulaha qaybta 12-ka Abril iyo Korneyl Cabdiraxmaan Jimcaale Muuse Kurjow oo ahaa madaxa maamulka lacagta Guutada 1-aad. Cabdi Salaan ayaa xilkan ka beddelay...

wararka  naga soogara magaalada baaldweyne ee xarunta  gobolka hiiraan ayaa shegaya in ciidamada aminga  ay fashiliyeen   gaari  laga soo biixi  waxyaabaha qarxa  . sidoo kale ilaa iyo 6  qarax  oo nuuca meelaha  fog  laga hago ayaa laga soo saray wadooyinka  dhax mara magaalada  baladweyne, saraakiisha  ciidamada dowlada soomaaliya ayaa shegay  in  aysii...

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dilkii maanta dekedda Boosaaso loogu gaystay madaxii shirkadda DP World ee dekeddaas, Paul Anthony Formosa. Wasiirka dekadaha Maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay geerida Paul Anthony Formosa,isaga oo intaas raaciyay in labo askari iyo qof Ajannabi ah oo kale ay ku dhaawacmeen weerarka. Wasiirka dekadaha Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa...

Ciidamada xoogga dalka Kenya ayaa waxa ay ku eedeeynayaan booliska dalkaas ee ka hawlgala xadka Soomaaliya, inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab, kana caawiyaan ganacsiga iyaga oo ka qaata lacag. Sida laga xiganayo cabasho ay gudbiyeen ciidanka Xoogga ee Kenya 1-da bishan Febraayo, booliska ayaa la sheegay in ay ganacsi sharci darro ah uu kala dhaxeeyo Al-Shabaab. Ciidamadu...

Muno Cabdulle oo ah Xaaska Hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya C/Qaadir Muunin ayaa dacwad ka gudbisay Sirdoonka Ingiriiska ee loo yaqaanno MI6. Haweeeneyday ayaa sheegtay in Sirdoonka Ingiriiska ay qabteen oo ay jirdileen mar ay ka soo laabatay Soomaaliya iyada oo la kulantay Odaygeeda. C/Qaadir Muumin ayaa heysta dhalashada Dalka Sweden,waxaana uu Soomaaliya ka aas aasay...

Wararka ka imaanaya gobolada jabooyinka ayaa sheegaya in habeenkii xaley ahaa ay weero xoogan oo dhanka circa ah kadhaceen magaalooyinka kala ah Jilib, Jamaame iyo Bu’aale ee gobolada Jubada hoose iyo Jubada dhexe ka tirsan. Wararka ayaa sheegaya in weeraradaan ay daqiiqdo uun u dhaxeeyeen, goobjoogayaal kusugan Degmada Jamaame ayaa xaqiijinaya in weerarka ku bilowdey...