Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Laba ka mid ah horjoogeyaashii ugu muhiimsanaa ajaaniibta Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen ciidamada Mareykanka iyo kuwa dowladda Soomaaliya. Ciidamada kumaandooska Soomaaliya iyo ciidamada Mareynkanka, ayaa howlgalkan qorsheysan ku bur buriyay saldhigyo ay Al-Shabaab ku lahayeen kontarool koowaad ee laga galo magaalada Bu’aale ee Xarunta Gobolka Jubbada...

wararka  naga soo garaya  gobolka  hiiraan  ayaa shegaya  in xalay    ay ka dhacday  duqeyn  diyaraded      oo duqeeyay  saldhig   ay lahaayeen alshabaab. Duqeynta  ayaa ka  dhacday deegan hoostaga ceel cali oo  ka tirsan  gobolka hiiraan. ma jiro   wax ka hadlay   laamaha aminga  gobolka hiiraan. ...

Ururka Al Shabaab ayaa xalay saq dhexe waxa ay weerar  ku qaadeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan gudaha degmadaasi. Dadka degaanka ayaa waxa ay sheegeen inay ku soo kaceen dhawaqa rasaasta xoogan ee ay isku adeegsanayeen ciidanka dowladda federaalka iyo Al Shabaabka weerarka soo qaaday. Waxaa la xaqiijiyay dagaalkan...

Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa ku eedeeyey Villa Somalia in cidda kaliya ee ay dagaalka ay kula jirto ay tahay dadka siyaasad ahaan aan raacsaneyn, kuwaas oo uu ku sheegay saddex dhinac. Qoraal uu Fiqi soo dhigay facebook, hoos ka aqriso. Madaxda Villa Somalai tan iyo intii meesha ay yimaadeen waxey wadaan saddex dagaal: Dagaal ka dhan ah dawlad goboleedyada Mid...

War kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay gobolka Shabeellaha hoose ,waxaana mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay bartilmaameedsadeen degaanka Gandarshe oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,halkaasoo...

Sawiro naxdil leh oo la helay ayaa muujinaya biya xireen kusoo dumay koonfurta waddanka Brazil kaasi oo ku fatahay goob macdanta laga qodo, waxaana ku dhintay ama lagu la’yahay in ka badan saddex boqol oo qof. Sawirada oo ay duubeen kaamirada qarsoon ee CCTV ayaa muujinaya daqiiqadi biya xireenku kusoo dumay maqaayad kofeega laga cabo oo ku dhex taalay shirkada macdanta...

Mahdi Axmed Xasan waa gudoomiye ku xigeenka dhanka amaanka ee degmada Afgooye, waxa uu eedemo culus u jeediyay gudoomiye ku xigeenka Dhanka maaliyada ee gobolka Shabeelada Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle. Gudoomiye Mahdi ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka dhanka maaliyada ee Gobolka Shabeelada Hoose uu gabay shaqadii loo igmaday taasi bedelkeedana uu ku mashquulsanyahay...

War kasoo baxay taliska Mareykanka ee qaaradda Afrika  ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhan Alshabaab,kaasi oo ka dhacay bartamaha Soomaaliya maalintii Arbacadda aheyd waxaana mareykanka uu sheegay in uu Shabaab gaarsiiyay Khasaare. Warka ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya  ay bartilmaameedsadeen degaanka Shabeelley oo ka tirsan...

Cumar Xasan Al-bashiir Madaxweynaha Sudan  ayaa ku jeesjeesay mucaaradka kasoo horjeeda xukuumaddiisa oo uu ku tilmaamay in ay baraha bulshada u adeegsadeen kana soo abaabuleen dibadbaxyada kadhan ah xukunkiisa. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in meesha kaliya ee lagula bixikaraa in ay tahay doorasho,islamarkaana loo baahan yahay in si deg deg ah loo joojiyo Banaanbaxyadda. “Xukuumad...

Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TV-ga afka dowladda Iran ku hadla, ay dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xirneyd Mareykanka. Haweyneydaan ayaa lagu Magacabaa Marzieh Hashemi waa war akhriye ka tirsan Press Tv, waxaa la xirey 13-kii January kadib markii ay soo caga dhigatay St. Louis, Missouri,...