Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni  ayaa wiilkiisa u Magacaabay in uu noqdo qofka  labaad ee ugu sarreeyo militariga dalkaasi. Janaraal Kainerugaba Muhoozi ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay qofka baddali doono aabihiis Yoweri Museven oo 81 jir ah. Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in laga cabsi qabo in Saraakiisha Milatariga dalkaasi ay isku dayaan in ay...

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya, Moses Wetangula ayaa sheegay inay Dowladaha Somalia iyo Kenya ay horey u kala saxiixdeen Heshiis kaasi oo ku saleysan dhanka xuduuda badda. Heshiiskaasi ayuu sheegay in labada dowladood ay kala saxiixdeen xilligii  Dowladdii Madaxweyne Mwai Kibaki ay hogaamineysay dalka Kenya, sida uu hadalka u dhigay. Moses...

Qaar ka mid ah ganacsatada khaadka keena Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen gabi ahaanba jaadkii ay ka keeni jireen dalka Kenya, kadib markii shalay ganacsatada khaadka Kenya ay sheegeen inay joojin doonaan khaadka ay keenaan Soomaaliya. Kadib markii ay magaalada Muqdisho kula hadleen warbaahinta, ganacsada khaadka ayaa sheegay inay maanta laga bilaabo joojiyeen...

Xiisad udhaxeeyso Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed Hagar iyo Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobolka cabdi Raxiin Taakoy Ayaa ka taagan gudaha Magaalada Baladweyne. Ciidamo hubeeysan ayaa la wareegay guriga uu ka dagnaa Gudaha Xirada lamagalaay Gudoomiye ku xigeenka arimaha Amniga Gobolka Hiiraan. Xiisadan udhaxeeyso masuuliyeenta ka Tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan...

Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Sonalia oo ay deriska yihiin dhinaca Waqooyi inay u aqoonsadeen Dowlad caddow ah, kadib, markii ay xaraashtay xuduud-baddeedka Kenya ee ay ku jiraan Shidaalka iyo Gaaska Dabiiciga, waa sida ay hadalka u dhigeen. Hadal-qoraal oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya soo saartay ayaa lagu sheegay in Shirkii London ka dhacay bishan 7-dii...

Qaar ka mid ah wariyaasha kusugan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan oo la hahadalay qaar ka mid ah warabaahinta magaalada muqdisho ayaa edeyn u jeediyay wasaarada warfaahinta maamulka hirshabeele waxayna ay ku eedeeynen qof jecleysi iyo cadaalada daro. wasaarada warfaahinta ma jirto wax ay u qabatay wariyasha ku nool deegaanda hirshabeele muqdisho ayuu iska...

Qorshuhu waxaa uu yahay in 1000 Askari oo ka mid ah Ciidanka Brundi ee ka tirsan Howlgalka AMISOM ay Soomaaliya ka baxaan 28-ka Bishaan, hase ahaatee waxaa soo baxaya in Dowladda Burundi ay si toos uga soo horjeesatay qorshahaas.Safiirka Burundi u fadhiya Ethiopia Dieudonne Ndabarushimana (Diyudan endabarushima) ayaa sheegay Dowladdiisu ay Dood sax ah ka qabto in Ciidankeedu...

Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay dowladda Soomaaliya kadib muran ka dhashay dhul badeedka labadda dal ay ku muransan yihiin. Dowladda Kenya ayaa ku amartay Safiirkeeda Soomaaliya in uu si deg deg ah uga soo baxo dalka Soomaaliya,iyada oo sidookalana dowladda Kenya ay amartay Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya in uu dhaqso kaga baxo dalkaas. Kenya...

Kooxda Al-Shabaab ayaa war cusub kasoo saartay weerar madaafiic ah oo shalay subax ay qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya. War rasmi ah oo kasoo baxay Al-Shabaab ayay ku sheegatay in weerarkii madaafiicda ahaa ee shalay ka dhacay xerada Balli-Doogle ay ku dishay sedax askari oo caddaan ah. Inkasta oo aysan xaqiijin...

Ururka Midowga ayaa bah-dilay boqortooyada Sacuudi Carabiya, kadib markii si rasmi ah uu ugu daray liiska madow ee dalalka halista ku ah ururkaas, taasi oo la filayey toddobaadyadii dhowaa.. Sacuudigan ayaa waxaa liiskan lagula daray dalalka Nigeria iyo Panama. Warbixin kasoo baxday Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Sacuudiga liiska loogu daray sababo la...