Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA. Shirkaan waxaa ka qeybgalay, Guddoomiyaha Hay’adda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay hawgal ay iska kaashadeen Ciidamada dowladda iyo saaxiibbada caalamka in lagu dilay Horjooge ka tirsan Al-Shabaab, kaas oo ay dowladdu ku sheegtay in uu ahaa xubin u qaabilsan kooxda dhanka dabagalka ee gobolka Shabeellaha Hoose. Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in, “Horjoogahan oo lagu magacaabi jiray...

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu  isku shaandhayn lama filaan ah ku sameeyay inta badan Golihiisa Wasiirada, kuwaas oo xilkaas loo magacaabay tan iyo markii uu ku soo baxay xafiiska ugu sarreeya dalkaas. Isku shaandheentaan uu sameeyey Madaxweyne Willian ayaa keentay in Wasiirka koowaad ee dalka Kenya Musalia Mudavadi uu u magacaabo...

Wararka ka imanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal qaraari uu shalay ka dhacay meel u dhaxaysa Wisil iyo degaanka Shabeelow oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda iyo kuwa degaanka. Dagaalka ayaa dhexmaray ciidamada degaanka iyo maleeshiyada al-Shabaab. Laba ilo wareed oo la hadlay Idaacadda VOA, oo codsaday inaan magacooda la sheegin maadaama aan loo oggolayn...

Kooxo hubeysan ayaa Xalay Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku Dilay ganacsade Xasan Xaaji Daahir oo Ka mid ahaa ganacastada sida weyn looga yaqiinay Magaalada Baladweyne. ⓘ Dableyda geysatay dilka marxuumka ayaa si deg deg ah uga baxsatay goobta ay ku dileen ninka ganacsadaha. Lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa dilka loo geystay ganacsadaha...

Shaqaalaha gobolka Banaadir ayaa maalmahan wadnaha farta ku hayay , iyaga oo ka cabsanayay in gabi ahaan waayaan mushaarkooda bisha September , kaddib markii guddoomiyaha gobolka Banaadir dhawwaan shaaciyay in ciidanka loo weecinayo lacagtaasi. Mushaarka shaqaalaha gobolka Banaadir oo inta badan la bixin jiray inta aysan bisha dhammaan ayaa walaaca kusii kordhiyay shaqaalaha,...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac maanta Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG Ah ee Maamulka Koonfur Galbeed waxa uu ka daahfuray Shirka Madasha iskuwidda Arrimaha Bini’aadanimada oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA. Shirkaan waxaa ka qeybgalay, Guddoomiyaha Hay’adda...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dhismaha waddooyinka halbowlaha ah ay kor u qaadayaan, nabadda, ganacsiga iyo horumarka kala duwan caasimadda, waxa uuna ku bogaadiyey...

Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka Shabeeloow ee Koofurta gobolkaas. War goordhaweed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawgalkaan uu ahaa mid ka dhan ah Al-Shabaab, iyada oo lagu sii sheegay in weerar jiho kasta ah lagu qaaday. Sidoo...

Aqalka Wakiillada Baarlamaanka Dalka Mareykanka ayaa jagadii Guddoomiyenimo ka qaaday Kevin McCarthy oo katirsan Xisbiga Jamhuuriga kaddib markii ay ka hor yimaadeen xubnaha Mayalka adag ee Midigta fog ee Xisbigaas oo uu hormuud u ahaa Matt Gaetz. Waa markii ugu horreysay taariikhda Mareykanka in xilka laga xayuubiyo Guddoomiye Aqalka Wakiillada, taariikhdaan xun ayuu...