Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka ka imaanaya deegaanka Happy Valley oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Xalay halkaasi lagu dilay labo muwaadin oo Soomaali ah. ⓘ Dilka loo geystay Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa yimid kadib markii koox burcad Koonfur Afrikaan ah ay ku weerareen labada muwaadin goob ganacsi oo ay ka shaqeenayeen,...

ciidsamadii looyaqaaney PS ama Gaashhaan ee Mareykanka taba barey oo ka cabanaaya dhibaatooyin dayac ah iyo Musuq iyo Qabyaalad lagu sameeyey halkan ka dhageyso si aad u ogaatid dhibaatada ku dhacdey http://www.reegaay.com/wp-content/uploads/2023/09/CIIDAMADA-GAASHAAN.mp3   ...

Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda magaalooyinka Dhabad iyo Cadaado ayaa maanta ka qarxay deegaanno hoostaga Dhabad, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaaro kala duwan oo soo kala gaaray labada dhinac. Maleeshiyaadka dagaalka u dhaxeeya ayaa la sheegay in ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, waxa uuna dagaalkan qarxay xilli ciidamada...

Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Shiikh Muxudiin ayaa  kormeer ugu tagay ciidamada  kumaandooska Gorgor iyo Danab ee ku sugan magaaladda Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Wasiirka iyo Taliyaha ayaa ciidanka ku boggaadiyey shaqada adag ee ay u hayaan shacabka...

Guul darro xoog leh ayeey Soomaaliya sanadihii udanbeyeey kala soo kulmaysay fagaarayasha tartanada orodka aduunka  taas oo dadka u leh aqoonta isbedelka ciyaaraha fuduud ay u aaneynayeen tababar la’aan ta dhalinyarada, musuq masuuq, ka dhex jira maamulka bahda ciyaaraha Soomaaliya iyo cimiladda waddamada ay ka qabsoomayaan ciyaarahani oo dhalinyaradani anay u sahlaneyn...

inta Laxaqiijiyay 5 qof ayaa ku dhaawacantay dagaalka Saaka malayshiyo hubaysan oo kasoo jeeda dhabad kusoo qaadey dad xoolo dhaqato ee dagan deeganada bali seenyoone.bali sokor.laan jaamac colaad.iyo calicad marka laga sootago qasaaraha dhaawac majiraan cid kudhimatay dagaalka waxaana wali taagan xiisada kadhalatay weerarkaas. Mana jirto cidka katirsan mamulka galmudug...

Midowga Yurub ayaa si ku meel gaar ah u hakiyay dhaqaalihii uu siin jirtay hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ee Soomaaliya. Tallaabadan ayaa timid kadib markii baaritaan ay sameysay Qaramada Midoobay lagu ogaaday xatooyo baahsan iyo ku takrifalka lagu sameeyay gargaarkeeda. ⓘ Midowga Yurub ayaa doonayay in dhaqaalaha uu siiyo barnaamijka cuntada adduunka ee...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa darajada Gaashaanle Sare u dalacsiiyey Dayax Cabdi Cabdulle, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha...

Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa Hawada Taiwan u dirtay 103 diyaarad oo ah nooca kuwa dagaalka sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca Taiwan oo war kasoo saartay arrintaan, waxa ay ka digtay daandaansigaas lagu sameeyay sida hadalka loo dhigay. Wasaaradda Difaaca Taiwan ayaa Shiinaha ku eedeysay in uu ku howlan yahay daandaansiga uu ku raadinayo dagaal toos ah uu ku qaado...

Magaalooyinka Jigjiga iyo Dhagaxbuur Dowlad-Deegaanka Soomaaliya waxaa ka jirta xaalad koronto la’aan ah oo saameyn taban ku reebtay dadka isticmaalkeedu muhiimka u yahay sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin katirsan labadaas magaalo. Maamulka Tamarta Korontada ee Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war kasoo saaray Sababta keentay koronto la’aanta ka jirta Magaalooyinka...