wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegaya in magaaladas lagu afduubtay laba qof oo shacab ah afduubkaan ayaa yimid ka dib markii gudoomiyha maxkamada daraja kood uu xukun ku riday qof lasheegay in uu horay u dilay qofkale balse laba beelood ay kala qaateen diyo. labadaan laga afduubtay...
Category Archives: WARARKA MAANTA
SHabakada reegaay.com com ayaa sameysay baaritaan degdeg ah oo ku saabsan shaqada laga joojiyey xoghayihii golaha shacabka C/kariin Xaaji Buux. Baaritaanka aan sameennayayaan cidda sida rasmiga ah shaqadan uga joojisay, iyo inaan ogaannay in howsha Muudey ay ka weyn tahay. Sidaan ogaannay xalay ayaa Muudey waxaa lasoo hadlay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, wuxuuna...
Deegaanka haara cadeey oo b/weyne u jira ku dhawaad 6 kiiiloo mitir ayaa waxaa laga soo sheegayaa arin mucjisa leh taasi oo ah hooyo iyo gabadheeda oo cunay islamarkaana karsadeen Ilmo Yar oo 6 bilood jira. Lafaha iyo madaxa cunuga ayaana lagu duugay meel aana sidaasi kaga fogeen deegaanka Arintan ay ka dhacday. Mid ka mid ah dadkii ugu horeeyey Arkana Falkaan Argagaxa...
Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay Duqeyn ka dhacday gelinkii dambe ee Axadii ina dhaaftay meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud in ay ku dileen Shan Dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Mareykanka wuxuu sheegay Duqeyntaasi oo dhacday 1-dii bishan in lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen xubno ka tirsanaa ururka Al-shabaab,...
Ciidamda dowlada soomaaliya ee gobolka hiiraan aya ka soo baxay deegano ay dhawaan kal qabsadeen ururka alshabaab ka bixitankaan aya timid ka dib markii uu soo kala ddhaxgalay ciidamada dowlada soomaaliya iyo kuwa amisom ee qeybta ka ahaa howlgalaas,tas oo kentay in y isku qilafan cida laga armar qaadanayo. xubno ka tirsan maamulka gobolka hiiraan...
Xildhibaanada la magac baxay Badbaadada baarlamaanka oo galabta kulan ka yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Halka ay wax marayaan oo ku aadan Dadaaladii Madaxweynaha iyo Mooshinka Jawaari. Xildhibaanadan oo Boqol ku dhow ayaa Kulan qado ahaa oo ay isugu yimaadeen kadib, waxey Faah faahiyeen waxyaabaha ka soo baxay kulankii ay uga hadlayeen, qorshaha marxaladda xigta,...
Ugu yaraan 4; qof ayaa geeriyootay halka ay dhaawacmeen labo kale kaddib markii Rag hubeysan ay raasaas oodda uga qaadeen Gaari ay la socdeen dadka reer Guuraaga ah. Dadka ayaa xilliga ay la kulmayeen weerarka waxaa ay Biyo ka dhaasanayeen Ceel,waxaana Gaariga ay wateen uu ahaa Booyadda Biyaha lagu qaato. Guddoomiyaha Magaalada Bandar Bayla Siciid Anteeno,ayaa sheegay...
Wararka ka imaanaya degaan duleedka ka ah degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe ee maanta halkaasi ay ka dhacday Duqeyn. Duqeyntan ayaa waxa ay si gaar uga dhacday degaanka lagu magacaabo Dac oo 20-KM ujira degmada Ceelbuur, waxaana fuliyay Diyaarado Drones ah. Dadka degaanka ayaa waxa ay u sheegeen warbaahiinta in Duqeyntan...
Ciidamada Difaaca Uganda ayaa sheegay in Ciidamadooda ay dileen 22 ka tirsan dagaalyahannada ururka Al-Shabaab, kadib dagaal shalay barkhadii ka dhacay degaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Laba nin oo ka tirsan Shabaab oo kaxeynayay gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Saldhiga ciidamada AMISOM ee Buulo Mareer ee Gobolka Shabeellaha...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wada dhaq dhaqaaqii ugu danbeeyay uu isku shaandheyn ugu sameynayo Golihiisa Wasiirada. Wararka qaar oo aan heleyno ayaa sheegaya in maalmaha soo socda uu Ra’iisal wasaaraha uu isku shaandheyn ku sameynayo Golaha Wasiirada,waxaana Arrinta cusub ay tahay in Liiska Wasiirada cusub ay iska dhex arki doonaan shaqsiyaad...