Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Tiro Madaafiic ah ayaa goor dhow ku soo dhacay qeyb ka mid ah degmada Wartanaba ee gobolka Banaadir kuwaas oo khasaaro kala duwan geystay. Madaafiicda ayaa ku dhacday agagaarka Stadium Muqdisho iyo xaafadaha ka ag dhow, warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in mid ka mid Madaafiicda uu ku dhacay Guri ay daganaayeen Qoys islamarkaana khasaaro u geystay Qoyskaas. Waxaa...

Warbaahinta Jasiiradda Nauru ayaa xaqiijisay in Dowladda Mareykanka ay Imtixaan loogu tala galay in laga qaado dadka ka Qaxooti ah ee ka soo jeedda Soomaaliya iyo Iran in lagu riday Imtixaankii laga qaaday. Nauru ayaa waxa ay ku taallaa koonfurta Badweynta Pacific-ga, Waxaana la sheegay in lagu riday  imtixaankii dib-u-dejin loogu sameyn lahaa Mareykanka. Warbaahinta...

Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana Fatahaada Wabiga sameeyay ka dhashay khasaarooyin isugu jira dhimasho, bur bur iyo barakac. Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu aysan gaari jirin. Inta badan dadkii kunoolaa magaalada Baladweyne ayaa...

Wafdi balaarran oo ka socoda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo gaarey Magalada Baydhabo ee Xarunta KMG Dowladda KGS. Wafdigan ayaa waxaa hogaaminayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadaa DFS Mudane C/llahi Sheekh Ali. Madaxdan soo gaartay Baydhabo ayaan kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda K/Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa  ku dhawaaqay in Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay laga joojin doono Gaadiidka loo yaqaano mooto Bajaajta. Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Baay G. Mahad Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay waddaan qorsheyeyaal ku aadan in magaalada laga joojiyo Gaadiidka Bajaajta. Waxaa uu sheegay in ay Magaalada ay u soo gashay si xad dhaaf ah,...

DAAWO WASAARADA ARIMAHA GUDAHA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO KA HADASHEY KHILAAFKA U DHAHAYA LABADA DHINAC OO IS KU HAYSTAY GUDOOMIYAHAY DEGMADA BERDAALE, HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

CIIDANKA DARAAWISHTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA FADHIGOODA YAHAY DEGMADA BARDAALE EE GOBALKA BAY, HOOS KA DAAWO MUQAALKA   ...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta warbaahinta gudaha si faah-faahsa HOOS KA DAAWO MUQAALKA ...

 Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Xafiis Cusub Ka furatay magaalada Xudur ee Gobalka bakool. HOOS KA DAAWO MUQAALKA   ...

Hal sano ayaa ka soo wareegatay dilkii Allaha u naxariistee Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska Xukuumadda Soomaaliya Cabaas Siraaji, kaasoo lagu dilay agagaarka Madaxtooyada 3-dii bishii May, xilli habeen ah. Shilka uu ku dhintay Cabaas Siraaji wuxuu naxdin iyo uur-kutaalo ku reebay dad badan oo Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada oo u arkayay Cabaas ubax ka dhex...