Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Khasaaro kala duwan ayaa ka dhashay duqeyn dhinaca cirka ah oo xalay ka dhacay degaano katirsan Gobolka Galgaduud, taas oo lala beegsaday goobo ay ku sugnaayeen dagaalamayaal katirsan Ururka Al-Shabaab. Diyaarado dagaal ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay duqeeyeenSaldhgyo ay Al-Shabaab kulahaayeen degaano hoostaga Degmada Galcad, gaar ahaan Halka loo yaqaano Ceel Xasan Cali...

Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha uuna hoggaaminayey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir heerkiisu sarreeyo uga qeyb galay magaalada Abu Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa warbixin Ka siiyay dowladaha iyo Hay’adaha caalamiga ah ee shirka ka soo qeyb galay heerka ay mareyso Soomaaliya ee arrimaha...

Ruushka ayaa gantaalo tiro badan ku weeraray gabi ahaan dalka Ukraine, iyada oo la soo sheegayo gantaal ku habsaday dhismo ku yaallay magaalada Snipro oo bariga dalkaasi ku taalla ay ku dhinteen 12 qof. Magaalooyinka uu Ruushka gantaalahaasi uu ku duqeeyey waxaa ka mid ah magaalooyin ay ka mid yihiin Kyiv, Kharkiv iyo Odesa. Dalka Ukraine intiisa badan waxaa hareeyeey...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tina Intelman & qaar kamid ah Danjireyaasha Dalalka Midowgaas u jooga Dalka oo ay kawada hadleen la dagaalanka ‘AS’, Dhammeystirka Dastuurka, Deyn cafinta & Dimuqraadiyeynta. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Safiirada uu la kulmay kala hadlay...

Ciidamada ammaanka DG Koofur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo xarunta KMG ah ee Dowlad-Goboleedkaas ka sameeyay howlgallo isugu jiray Baaris & hubinta baraha lagu hubiyo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan. Saraakiil katirsan laamaha ammaanka Koofur Galbeed oo hoggaaminayay howlgalka ayaa la kulmay saraakiisha & askarta ku sugan baraha lagu baaro Gaadiidka & Dadka...

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya Korneyl Xasan Cali Nuur Shuute ayaa markii u horeysay sheegay “in xal sharci ah” loo baahan yahay, si meesha looga saaro cabashada ay dadka la tagaan warbaahinta, ayada oo kiiskooda uu ku jiro maxkamadda. “Mushkilad u baahan in loo helo xal sharci ah ayaa dig soo tiri oo ah qofka dacwo ayaa maxkamadda...

Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal baaris ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden uu ku lahaa Washington iyo weliba xafiiskiisa kale ee ku yaalla gobolka Delaware ee uu ka soo jeedo. Xeer ilaaliyaha guud oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee...

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay dileen madaxii hawlgallada Daacish ee gobolka Bari oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani kadib dagaal ka dhacay degaano katirsan Gobolka Bari. Qoraal ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Abu-Albara lagu dilay weerar ay habeen hore kooxda Daacish ku soo qaaday saldhiga degmada Balidhidiin ee gobolka Bari. Sidoo...

Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamada xoreenta deegaanka oo horkacayeen Cullimada degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayay kula wareegeen deegaano dhaca Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug. Taliye ku xigeenka Ciidamada xoreenta deegaanka Macalin Cabdikariim oo howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay inay si nabadgeliyo ah Al-Shabaab ugala wareegeen...

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in $10 Milyan oo Doollar ay ku bixineyso xogta & madaxa Maxamuud Cabdi Aadan oo katirsan ‘AS’ oo ku eedeysan in uu kamid ahaa Raggii ka dambeeyay weerarkii ka dhacay Hotel Dusit D2 eee Magaalada Nairobi. Goobta weerarka ka dhacay waxaa ku yaalla dhismo Safaarado, xubno katirsan ‘AS’ ayaa weerar qarax ku billawday ku qaaday,...