Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka, Antony Blinken, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar, si uu wadahadal ula yeesho dhiggiisa Masar, iyo sidoo kale madaxweyne Abdel Fattah El-Sisi. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Mr Blinken la filayo in uu sidoo kale ka hadlo arrimaha gobolka sida Liibiya iyo Suudaan. Qaar ka mid ah xubnaha...

Ciidamada Xoogga dalka ayaa Howgallo ballaaran oo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shaabab waxaa ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Maamul Gobolaadka Galmudug. Howgallada oo ahaa kuwo qorsheysan ayay Ciidamadu ka sameeyeen degaanno iyo tuulooyin ka tirsan Gobolka Mudug, waxaana Saraakiisha hor kacaysa howgalkaasi ay sheegeen inay guulo ka gaareen. Ciidamada ayaa...

Wasiirka Amniga DG Galmudug Maxamed Cabdi Gaboobe ayaa sheegay in Magaalooyinka laga qabsaday ‘AS’ in dib looga hirgelinayo Saldhigyo Booliis si Ciidamadaas ay wax uga qabtaan falalka amniga liddiga ku ah. Wasiir Gaboobe ayaa tilmaamay in Saldhigyadaan ay muhiim u yihiin in lala socdo fal dambiyeedyada ka dhaca Magaalooyinkaan, waxa uu bogaadiyay Ciidamo Booliis ah...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saartay dagaalka dhanka Dhaqaalaha ah ee ka dhanka ah ‘AS’ waxaana uu tilmaamay in la xiray lacag badan oo telefoonno ku jirtay. Madaxweyne Xasan ayaa shaaciyay in dagaalka dhanka dhaqaalaha uu yahay mid ficil ah, Dowladda Federaalka ayuu sheegay in ay howlan tahay soo bandhigista khasaaraha...

Kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ayaa gudaha degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir ku dilay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee dowlad Goboleedka Galmudug oo lagu magacaabi jiray Farxiya Cabdi Maxamed. Dad ayaa waxaa ay kusoo warrameen in Wasiiru-dowlaha la toogtay xilli ay ku sugneyd waaxda saddexaad ee Horseed ee degmada Warta-nabadda,...

Ku-xigeenka Madaxa Golaha Ammaanka ee dalka Ruushka, Dimitry Medvedev ayaa hadalkaasi ku shaaciyey Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Telegram. Dimitry Medvedev ayaa waxaa ku eedeeyey in Isku-dayga dalalka Reer Galbeedka ay Ukraine Hubka ugu soo dirayaan wax ay ku tilmaameen dadaal looga hortagayo Dagaal ka qarxa Caalamka. “Haddii uu qarxo Dagaalka Saddexaad ee Adduunka (WWIII),...

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegtay in ay xoogga saareyso la dagaalanka lacagaha u socda in lagu maalgeliyo waxa loogu yeero ‘Argagixisada’ & kuwa aan la garaneyn in laga diray meelaha aan xog dhammeystiran laga heyn. Jabuuti ayaa sheegtay in howshaan ay laf-dhabar u tahay sidii loo hor istaagi lahaa lacagahaas sida sharci darrada ah loo dhigto Bangiyada ama isaga...

Ra’iisul Wasaare Xamse: Waxaan ku faraxsannahay in culimada Soomaaliyeed nagala qeyb qaataan kacdoonka ka dhanka ah argigixisada facebook sharing button Sharetwitter sharing button Tweetlinkedin sharing button Sharemessenger sharing button Sharewhatsapp sharing buttonemail sharing button Jimco, January, 27, 2023 (HOL) – In ka badan 300 oo culimada Soomaaliyeed...

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan casho ah u sameeyay Culimada ka qaybgashay shir weynihii Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 26kii Janaayo 2023 ee martiqaadkiisu lahaa Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ka hadlay kulankaan ayaa sheegay in ay ka go’an tahay wax u qabashada...

Nin u dhashay dalka Uganda oo la waayay sannadkii 1957kii isagoo 45 jir ah ayaa ugu dambeyntii dib ugu soo laabtay xubno ka haray qoyskiisa ,waxaana ninkan muddo 66-sanno la weysanaa nolol iyo geeri halka uu ku dambeeyay. Patrice Okubal kasoo jeeda beesha Iteso ee degta Uganda ayaa dib ula midoobay qoyskiisa talaadadii, kaddib markii uu dib ugu laabtay gurigii uu deganaa...