Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay kudileen Wiil Dhalinyaro Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida dalkaasi u tegay inay ka Shaqeystaan, iyaga dilka kadib goobta ka baxsaday. Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Maxamed Beyle ayaa xilliga la dilayay ku sugnaa Goob Ganacsi uu ku Shaqeeynayay, sida uu Risaaa u sheegay qof...

Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha JFS Xuseen Macalin Maxamuud Sheekh Cali ayaa ka hadlay howlgal Mareykanka uu ku dilay Bilaal Al-Suudaan oo katirsan Saraakiisha Daacish qaybta Soomaaliya. Howlgalkaan ayaa ka dhacay Buuraha Cal-miskaad ee DG Puntland, war kasoo baxay Washington ayaa lagu xaqiijiyay in la dilay Bilaal oo xubin firfircoon ah iskuna xirayay Daacish qaybaheeda...

Waxaa lagu wadaa wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah ururka Al-S habaab uu ka billoowdo degaannada Koofur galbeed Soomaaliya, iyada oo qaar ka mida ciiidamadii ka qeyb qaadan lahaa dagaalka lagu diiriyay gobolka bay. Boqolaal ka mid ah ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwo ka tirsan ciidamada mamulka koofur galbeed ayaa laga soo bandhigay degaanka goof gaduud buurey,...

Wasiirada socdaalka ee Midawga Yurub ayaa ku kulmaya magaalada Stockholm ee dalka Sweden si ay dib u eegis ugu sameeyaan siyaasadaha socdaalka, gaar ahaan muhaajiriinta dib u soo laabanaya ee aan xaqa u lahayn in la siiyo magangelyada. Shirkan ayaa loo arkaa kulan aan rasmi ahayn oo loogu diyaargaroobayo kulanka ay isugu imanayaan dhammaan madaxda 27-ka dal ee Midawga...

Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, ka dib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaan ee ku yaalla maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in xubnaha hawlgalkaas lagu dilay uu ku jiro Bilaal-al-Sudani oo ah,...

Kenya’s opposition leader and presidential candidate Raila Odinga, of the Azimio La Umoja (Declaration of Unity) One Kenya Alliance, speaks during a Reuters interview in Nairobi, Kenya August 29, 2022. REUTERS/Thomas Mukoya Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa dhawaan meel fagaara ah tageerayaashiisa ugu shegay in uusan aqoonsanayn madaxwaynaha talada...

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii u horeysay shaaciyay in dowladda ay xirtay hay’addo ajnabi ah oo gudaha dalka ka waday shiiceynta dadka Soomaaliyeed. Waxa uu sheegay in hay’adda Nabad-sugida (NISA) ay markii hore usoo gudbisay hay’addahan oo laba ah, kadib xaqiijin ay dowladda federaalka qaadatay go’aanka lagu xirayo. Hay’addaha...

Wasiirka Shaqada ee dalka Qatar, Dr. Cali bin Samiikh Al-Mari waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee dalka Somalia, Biixi Iimaan Cigeh oo Booqasho Rasmi ah ku jooga Caasimadda ah dalka qatar ee Doha. Warkan oo aan ka soo xiganay Wakaallada Wararka dalka Qatar (QNA) waxay Labada Wasiir ka wada xaajoodeen Xiriirka labada dal, Iskaashiga...

Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in xalay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal lagu qaaday xaafado ka tirsan magaalada. Xaafadda Xaawo-taako, gaar ahaan degaanka Nuur-xawaad ayaa la sheegay in caawa madaafiicda ugu badan ay Al-Shabaab ku garaaceen, waxaana lasoo weriyey in dhaawacyo ay ka dhasheen madaafiicdaas. Sidoo kale qeybo...

Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday olole xooggan oo lagu ciribtirayo xannuunka Duumada oo tobaneeyo ruux la ildaran kaddib markii ay kordheen xaaladaha xannuunkaas ee goobaha caafimaadka gaar ahaan meelaha lagu baaro cudurrada. Jabuuti ayaa soo iibsatay Diyaarado casri ah oo ay ugu talagashay in ay ku buufiso meelaha ugu badan ee Kaneecadu joogto si loosoo afjaro...