Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay dhihgiisa Dalka Masar Mudane Cabdifataax Al-Siisi hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad ee xornimada Soomaaliya. Dhambaalkan hambalyada ah ayaa ku wajahan Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyadoona lagu sheegay in walaalaheenna dalka Masar shacab iyo Dowladba ay ina...

Maamulka gobolka Banaadir ayaa markii ugu horeysay tan iyo burburkii kadib sameyey buugga caafiimadka, kaas oo ay qadan doonaan muwaadininta ka dhoofaya garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade ee Muqdisho ee aadaya dalka dibadiisa. Kulanka xalay ka dhacay magaalada caasimada ee Muqdisho ayaa waxaa loogu hadlay arrinta buugga caafimaadka iyo faa’iidiyoonka uu...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday in ay xiriirka diblomaasiyadeed u jartay dalka galbeekda Afrika ku yaalla ee  lagu Magacaabo Jamhuuriyadda Guinea. Dowladda Soomaaliya ayaa Guinea ku eedeysay inay ku xadgudubtay qarannimada iyo midnimada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya oo shir jaraa’id Saxaafadda ugu qabtay...

1. Haddii qofka wax kastoo la weydiiyo si adag/qalafsan uga jawaabo is difaacana ku badan yahay, waxaa haya cuqdad nafsi & kalsooni daro. 2. Haddii qofka markuu faraxsan yahay aan hadalka joojin karin, markuu murugeysan yahayna aan eray oran karin, waa qof aan naftiisa kontorooli karin. 3. Haddii qof marki la amaano farxo, marki wax laga sheegana caroodo, waa qof remote-control...

Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka IGAD, Qaramada Midoobay iyo saaxiibbada Soomaaliya, ayaa waxay si wada jir ah usoo dhoweeyeen wada hadallada Galmudug ka socda iyo isu dumidda Garabyada siyaasadda ee ay hormuudka ka tahay...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay guddoomiyihii maxkamadda Shabeelaha Hoose loogu geystay magaalada Muqdisho. Dilka ayaa ka dhacay gudaha degmada Wadajir, waxaana Marxuumka loo geystay lagu magacaabi jiray Siciid Cumar Xasan oo la yaqaanay (Zubeyr). Wararka ayaa sheegaya in dilka guddoomiyaha loo adeegsaday Mindi, kadib markii ay soo...

Guddiyadii loo xil xaaray xal u helida dil wadareedkii 14-kii bishii hore ka dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa war ka soo saaray habkii loo maray xalinta dhibaatadaas.   Guddigan oo isugu jiray kuwo ka socday Baarlamaanka Federaalka iyo maamulka Koofur Galbeed ayaa kulamo la qaatay Maamulka magaalada Gaalkacyo, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo ehelada dadkii lagu dilay...

Wararka naga Soo gaaraya Dagaalka ka socda Duleedka Magalada Moorgaabey Gobolka Bakool ayaa laba maalin at ku dagaal tameen Ciidama Xooga Dalka Gobolka Bakool werar ku qaadeen Saldhig ay ku la hayeen Xarakada Al shabab maalintii koowaad waxaa lagu diley Ilaa 7 todoba ka mid ah maleegaya Xarakada Al shabab kadibna ciidama Xooga Dalka ayaa la wareegey isla goobtii Ciidama...

Iyadoo mudaaharayada Sudan ee looga soo horjeedo milatariga xukunka dalkaasi xoogga ku qabsaday ay sii socdaan, ayaa kooxaha Islaamiyiinta waxey u muuqdaan inay la halgamayaan inay talo ku yeeshaan hanaanka siyaasadeed ee dalkaasi. Kooxaha Islamiyiinta Sudan ayaa door muuqda ku lahaa afgambigii 1989kii uu xukunka ku qabsaday Madaxweynihii 30 sandood dalkaasi soo xukumayay...

Wararka laga helayo Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax loogu xiray Gaarigiisa taliyihii Saldhiga Booliska Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug, kaas oo lagu Magacabi jiray  Cawil Nuur Rooble. Gaari nooca loo yaqaano NOH ayaa lagu xiray Miinada nooca dhejiska,waxaana ay la qaraxday...