Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Waxaa halkaan idinkugu soo gudbinayaa 10 dhacdo oo aan lala wadaagin dowladda hadda jirta ee la magac baxday Nabad iyo Nolol. dhacdooyinkaan ayaa iskugu jira kuwo ku yimid gaabis dowladda dhankeeda ah, kuwo ay gacanteeda ku geesatay iyo marxalado ay ka qaadatay go’aan aa la jecleysan. Inta badan dhacdooyinkaan ayaa ku yimid habacsanaan dhanka dowladda ah oo jaaniska...

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guriga uu ka dagan yahay Dhuusamareeb ku qaabilsay Maxamed Cabdullaahi Darwiish oo baxsad ka ah ciidamada ammanka ee maamulka Puntland.Wiilkan dhalinyarada ah ee la kulmay Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay inuu isaga soo tagay xaafaddii uu ka daganaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kadib markii uu ka war...

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday kadib markii Gaari Nooca carada qaada ee isgediska loo yaqaano iyo mooto Bajaaj ay isku dhaceyn inta u dhaxeysa Isgoysyada Howl-Wadaag iyo Bakaaraha ee Magalada Muqdisho. Ruuxa dhintay ayaa Goobgoogayaal waxaa ay sheegeen in uu ahaa wadaha Mootada, iyada oo Darawalka Gaariga shilka galay uu Goobta ka baxsaday. Goobta uu shilka...

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta Magaalada Hargeysa waxaa ay ku xireen Afar Wariye oo ka mid ah Wariyeyaasha ugu Caansan deegaannada Soomaaliland,isla markaana ka holwgalla Tv xaruntiisa ugu weyn tahay Magalada Hargeysa. Wariyeyaasha la xiray ayaa dhamaantood ka tirsan Xarunta telefishanka Eryal ee Magalada hargeysa, hayeeshee ay Wakiilo u yihiin Tv-yo kale oo...

Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan ee kasoo baxa Dalka Sucuudiga, taas oo lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku tuhunsan tahay dowladda Qatar taageeridda Al-Shabaab. Sheekh Cali oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wargeyskan uu fasiraad...

Agaasimeyaasha qaar ka mid ah Idaacadaha madaxa banaan ee magaalada Muqdisho ayaa looga yeeray iney tagaan xarunta taliska ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka Somalia ee NISA shalay oo taariikhudu aheyd 28-ka July. Idaacaha maamulkooda loo yeeray ayaa kala ah Shabelle, Kulmiye, goob joog iyo idaacada ku hadasha codka dowlada ee radio Muqdisho oo la isaga soo daray balse...

Talisyada Booliska Iyo Nabadsugida heer Federaal qeybaha ka howlgala Galmudug Fadhigooduna yahay Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb kulamo Amniga ku saabsan kadib waxay wada jir u soo Saareen Awaamir & digniin  ku socota Shacabka kala duwan ee ku nool Magalada Dhuusamareeb. Awaamiirta ay soo saareen ayaa ka kooban 10 qodob kuwaas oo dhamaantood la farayo dadka ku...

Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu si kulul uu uga hadlay fashilka Amni ee xilligaan ka jira Magalada Muqdisho, isaga oo dhaliil u jeediyay Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya. Wareysi uu siiyay Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayuu Xildhibaan Cabdi Shire Jaamac ku sheegay in Madaxda dalka ay wajahaan culeyso...

Dagaalamayaal ka mid ah Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo ka tirsan AMISOM oo ku sugnaa meel u dhexeysa deegaanka Qalimow iyo Gololey oo ka tirsan degmada Balcad. .td_uid_3_5d3c67ed1aa9e_rand.td-a-rec-img{text-align:left}.td_uid_3_5d3c67ed1aa9e_rand.td-a-rec-img img{margin:0 auto 0 0} Weerarkan oo dhacay saaka ayaa la sheegay in iskahorimaad dhex maray...

Ugu yaraan hal Qof ayaa ku dhimatay hal qof kale ay ku dhaawacmatay kadib shil gaari oo ka dhacay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan Shilkan ayaa waxaa sababay kadib markii uu Rugmaday gaari waday qudaar oo ku rogmaday mooto bajaaj oo ay saarnaayen dad shacab   ...