Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kumeel-gaar ah u degay Madaxtooyada maamulka Galmudug ee Dhuusamareeb. Magaaladan ayaa gashay jawi ka duwan midkii hore. Hadal-haynta dagaalka ayaa meesha ka saaray dhamaan sheekooyinkii kale ee deegaanka. Saddex shaqo ayaa isdhinac socota tan iyo markii uu madaxweyne Xasan Sheekh tegay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...

owlad-Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay in ay ku howlan tahay xal u helista dilalka la xiriira aanooyinka ee intooda badan ka dhaca deegaannada miyiga ah ee Gobolka Galgaduud oo muddooyinkii dambe soo kordhay. Saraakiisha ciidamada ammaanka Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay ku raad-joogaan Dadka ku eedeysan in ay dilal aanooyin ah ay ka geysteen deegaanno...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal Xalay si wadajir ah uga sameeyeen ciidamada Booliiska iyo Nabadsugida Soomaaliya xaafado ka tirsan degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. ⓘ Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha degmada Howlwadaag bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha qaybta Waliyow Cadde, Daa’uud Axmed Caraale, waxaana howlgalkaasi ay ciidamada...

Warar saacadahii lasoo dhaafay si weyn isu soo taraayay ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogtay shirkada isgaarsiinta Hormuud oo ka mid ah shirkadaha ugu waa weyn dalka ee dhanka isgaarsiinta. ⓘ Xayiraada kooxda Al-shabaab ay kusoo rogtay shirkada Hormuud ayaa wararku sheegayaan iney salka ku hayso isfaham waa ku yimid amar kasoo baxay kooxda...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay shirkado laga leeyahay dalka Turkiga oo qaabilsan howlaha Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha, Favori LLC iyo Albeyrak inay ku guuldaraysteen inay raacaan habraacyada hubinta dakhliga ee ku xusan heshiiska faa’iidada wadaagga ah ee u dhexeeya dawladda iyo shirkadaha. ⓘ Labadan shirkadood ee Turkiga laga leeyahay...

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta furay kal-fadhiga 6aad ee Baarlamaanka 2aad ee Dowladda Koonfur Galbeed. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furitaanka kalfadhiga ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in laamaha kala duwan ee dowladda ay si wada jir ah uga mira dhaliyaan hawlaha horyaalla si...

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kormeeray Garoonka cusub ee Diyaaradaha Degmada Cadale oo dhismihiisu uu gabo- gabo marayo. Booqashadaan loogu kuurgalayay Dhismaha Garoonkaan waxaa ka qeyb ahaa Wasiiro, Xildhibaano, Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, Saraakiil...

Xiriirka ciyaaraha fudud ee adduunka ayaa war kasoo saaray xilka qaadistii dhowaan lagu sameeyay guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha fudud Khadiija Aadan Daahir, kadib fadeexaddii Somalia kasoo gaartay tartankii orodka China, kaas oo ay ka qayb-gashay Nasra Abuukar oo gashay kaalinta u dambeysa. Xiriirka ciyaaradaha fudud ee adduunka ee marka magaciisa lasoo...

Wararka ka imaanaya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in shan wiil oo aad u yar yar aano qabiil loogu dilay degaan hoos-tago Qabalaha Qorof ee Santarka Kaxandhalle Degmada Gallaadi. Wiilashan la dilay oo kan ugu weyn uu jiro 13-sanno jir ayaa la sheegay xilliga la dilayay ay ka tageen goob xaflad aroos ah ka socotay, waxa ayna wiilashan seexdeen meel u...

Mareykanka ayaa wadahadal la furay militariga afgambiga ku qabsaday talada Dalka Niger ee dhaca Galbeedka Qaaradda Afrika si uu u kala ilaaliyo in ay xiriir la sameystaan Kooxaha calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wegnah ee Dalka Ruushka. Diblumaasiyiin sare oo katirsan Mareykanka ayaa sheegay in ay Militariga xukunka awoodda ku qabsaday ay u bandhigeen sidii Madaxweyne...