Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wasiirka Boliiska ee dalka Koofur Afrika ayaa sheegay in uu si weyn kor ugu kacay tirada dilalka iyo dambiyada kale ee ka dhaca dalka Koofur Afria. Bheki Cele aya sheegay saddexdii bilood ee ugu horreeyey sanadkan ay u ahaayeen dad badan oo reer koofur Afrika ah bilo qalalaase, xun oo aan ammaan aheyn. Waxaa uu sheegay in in ka baan 6 kun oo qof la dilay -taas oo kor...

Galmudug waxaa maamul ahaan u dhisay Madaxweyne Xasan Sheekh. Welise maamul ahaan u ma fadhiisan oo waxaa ragaadiyay daneysi iyo damac siyaasadeed oo Villadu ay mar kasta ku farogalinaysay maamulka. Madaxweyne Xasan oo mar kale fursad u helay inuu Villada fadhiisto, sidoo kalena fursad u helay inuu socdaalkiisii ugu horreeyay ee uu goballada ku marayo caawa halkaas ku...

Wasaaradda arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaqada ka joojisay Guddoomiyaha Degmada Afgooye Abuukar Maxamed Cumar, kadib markii lagu eedeeyay Amar-diido iyo ku takrifal awoodeed. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed Maxaad Maxamed Ciise Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Xubnaha kale ee Wasaaradda &...

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dhinacyada ku lugta leh dagaalka dalka Yemen inay ku heshiiyeen inay dib u cusboonaysiiyaan xabbad joojin dalka oo dhan ah muddo laba bilood oo kale ah. Dedaalada dib loogu cusboonaysiiyey xabbad-joojinta ayaa rajo gelinaya dadweynaha dalkaas ku nool oo sagaalkii sano ee ugu dambeeyey ku dhex noolaa dagaalo sokeeye oo dalkaas ka socday,...

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muranka hareeyey kursiga uu ku fadhiyo Mudane Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, kadib markii uu dhowaan Madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay ergeyga u qaabilsan dhanka bani’aadanimada. Xildhibaanadan ayaa si weyn uga dooday arrinka Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo qodobka...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kusugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay oo safarkiisii ugu horreeyay ku tegay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Shalay waxaa Magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi horudhac u ah safarka Madaxweynaha...

Hay’adaha samafalka ayaa ka digaya tirada dadka ay soo foodsaarayso macaluusha ka jirta gobolka Geeska Afrika inay gaarto illaa 20 milyan oo qof, marka la gaaro dhammaadka bisha September ee sannadkan, haddii aan jawaab xooggan laga bixin abaaraha adag. Digniintan ay soo saareen hay’adaha samafalku ayaa timid, iyada oo markii afaraad oo isxigta ay gobolka ka di’i...

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo kaashanaya Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa xalay howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Deeyniile gaar ahaan Waaxda kurdamac, halkaas oo shalay uu ka dhacay qarax lagu dilay Sarkaal kamid ahaa Ciidamada Millateriga & ilaaladiisa. Howlgalka oo ay horkacayeen Saraakiisha...

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay laba qof oo Shacab ahaa ku dileen duleedka Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyaga oo dilka kadib Goobta isaga baxsaday. labada qof ee la dilay oo ahaa dad isku qoys ah ayaa maleeshiyaadka hubeysan ay ugu tageen guryahooda, waxaana wararka la helayo ay sheegayaan in dilkaan uu salka ku haayo arrimo la xiriira aanooyin...

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soonaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelan doonaan kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo ka qabsoomaya Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaannada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta Xeer hoosaadka Golaha Shacabka, iyada oo Xildhibaannada xalay loo diray farriin ah...