Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Wararka naga soo gaaray duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in Khasaare iyo isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay Qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo. Qaraxa ayaa ahaa Miino la galiyay goob Maqaayad ah oo ku taalla Duleedka Magaalada Baydhabo. Afar qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxa, waxaana sidoo kale ku dhaawacmay tiro intaasi ka...

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Qarax ka dhacay Laanta Ilaalada Canshuuraha Biriga oo kasoo horjeeda Dekedda Muqdisho. Wararka qaar ayaa sheegaya in dhaawac uu soo gaaray ku dhawaad Askari ilaalo ka heysay xarunta , islamarkaana uu qaraxa ku geeriyooday ruuxii waday gaariga laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa. ...

Maanta Sabti ah oo ay taariikhdu tahay 4 bisha Julay , 2020 waxaa Imtixaankii Shahaadiga ahaa u fariisanaya dhamaan ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare iyo Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ee Puntland. Ardayda imtixaanka u fariisanaysa tiradoodu waxay gaaraysaa 16,160 arday, waxayna imtixaanka ku kala galayaan 134 xarumood oo ku kala firirsan 9ka gobol ee ay Puntland ka...

Weerar loo adeegsaday Hoobiyaal ayaa lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howlgalka Ururka Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin Deegaanka Cabdalla Biroole Duleedka Magaalada Kismaayo Gobolka Jubada Hoose. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen inay maqlayeen dhawaqa hobiyeyaasha lagu soo uuray Saldhiga Ciidamada Kenya, sidoo kalena dhankooda ay ku jawaabeen...

 Gugii Carbeed ee 2010- 2011, waxaa uu dunida carbeed ku hogaamiyay tarar siyaasadeed iyo mid dhul ahaaneed, ayada oo hoggaamiyeyaal badan oo caan ah ay ku baxeen. Ugu horreyn, kadib kacdoonadii Masar iyo Tunisia, Juquraafi-siyaasadeed saddee geesood ah ayaa kasoo muuqatay Bariga dhexe. Qayb kacdoonka kasoo horjeeday oo ay hogaaminayeen Sacuudiga iyo Imaaraadka, qeyb...

Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka AL-Shabaab ee ka dagaalanto gudaha Soomaaliya iyo qeybo kamid ah dalalka Africa ayaa isku soo dhiibay Dowladda Soomaaliya. Sarkaalkaan isku soo dhiibay Dowladda kana soo baxay AL-Shabaab ayaa waxaa lagu magacaabaa Maxamed Abukar Maxamed Dhagoole oo Al-Shabaab dhexdeeda loo yaqaan magaca (Caato). Caato ayaa Ururka Al-Shabaab u qaabilsanaa...

Xiisada ka dhex aloosan Somaliland iyo Puntland ee ku saleysan gacan ku haynta deegaanada ayaa waxa si weyn uga faa’iideysatay dowladda Itoobiya, gaar ahaan dowlad deegaanka Soomaalida, sida ay ogaatay Caasimada Online. Itoobiya ayaa faa’iido dhaqaale oo buuran ka sameysay xiisada labada dhinac, iyada oo si toos ah canshuuraha uga qaadata deegaanka Buuhoodle oo ay...

Guddoomiyaha Barlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo ka hadlayay munaasabad xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Madaxweyne Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare in uu kasoo qeyb-galo shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo. Guddoomiye Cusmaan waxaa uu sheegay inay muhiim tahay in uu shirka yimaado Madaxweyne waare maadaama uu yahay...

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ku qaabiley wefdi ka socday dalka Keyna,kaas oo ka kooban xildhibaano, siyaasiyiin maalgashadayaal iyo xubno kale oo muhiim ah. Ugu horayn xubnaha wafdiga waxay Madaxwaynaha Somaliland soo gaarsiiyeen Salaan ay uga sideen Madaxwaynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, Imaatinka wafdiga...

Dowladda Shiinaha ayaa si adag uga soo horjeesatay xiriirka ay shaaciyeen in ay sameysteen Somaliland iyo Taiwan oo aan weli labadooda dalal loo aqoonsan. Taiwan waa qeyb kamid ah wadanka Shiinaha balse raadineysa inay ka go’do dalkaas,halka Somaliland ay kamid tahay Soomaaliya,isla markaana muddo 30 sano ah ay raadinayaan inay helaan aqoonsi dowlad gaar ah oo ka madax...