Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa warbixin xasaasi ah oo ay golaha hordhigeen waxay markii ugu horeysay ku eedeeyeen wasiiro hore iyo sharikado gaar loo leeyahay musuqmaasuq mashaariic ay xukuumadda uga fulinayeen gobollada qaarkood. Guddoomiyaha guddigaas xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire ayaa sheegay in xilligaan ay sameeyeen...

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in maalmaha soo aadan ay howlgallo ballaaran ka billaabi doonaan wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Afhayeenka maamulkan Nuuradiin Gacma ayaa  u sheegay  warbaahinta in ulajeedka howlgalkaan yahay sidii looga sideyn lahaa Al-shabaab iyo burcad shacabka dhac u geysata. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in lasoo...

Dowladda Sucuudiga ayaa war ka soo saartay sababta ay u soo celisay 27,000 Neef oo Ari ah kuwaas oo ka mid ahaa xoolaha Soomaaliya ee mowsimka Xajka laga cuno Sucuudiga. Dowladda Sucuudiga ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Xoolahaas lagu tuhmayo Cudurka “Rift Valley fever”. Xoolahan ayaa todobaadkii hore laga soo celiyay Magaalada Jiddah ee Dalka Sucuudiga,waxaan...

Xalay illaa saakay waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob, kaasi oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka magaalada ku yaalla. Roobabkan ayaa sidoo kale waxa ay biyo dhigeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay jareen qaar ka mid ah waddooyin muhiim u ahaa isku socodka gaadiidka. Qaar oo ka mid ah horjoogayaasha kaamamka  ku...

Warbaahinta Mareykanka ayaa ku warantay in Koox Cunsuriyiin ah oo kasoo horjeedda dadka Muslimiinta ah in ay Carqaladeeyeen Xaflad Olole oo ay qaban rabeen Ilhaan Cumar iyo Gabadh u dhalatay Falastiin oo u sharaxan Koongareeska Mareykanka. Ilhaan iyo  Rashida Tlaib Waxa ay ku tartamayaan kuraas kala duwan,waxaa ay Minnesota ku qabsadeen xaflad ololaha doorashada ay kula...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Godey ee dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhaceen rabashado. Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka magaalada Godey  dadkii deganaa ee aan Soomaalida ahayn ganacsigoodii la boobay. Dhibkaasi oo la sheegay inay geysteen dhalin yaro mudaharaadayey oo sida la sheegay ka caraysan xiisaddii...

Recep Tayyip Erdogan  Madaxweynaha Turkiga ayaa wacad ku maray inuu dhagaha ka fureysanayo handadaadda uga imaanaysa Mareykanka ee ku saasban xariga baadari ameerikaan ah oo Turkigu u haysto eedo la xiriira argagixisanimo. Madaxweyne Erdogan ayaa Mareykanka uga digay in Turkigu uu diyaar u yahay in uusan ku ganacsan wax doolar ah. Arrintan ayaa timid kaddib markii madaxweyne...

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Lt. Gen. Jim Owoyesigire, ayaa amar ku bixiyay dhammaan ciidammada ku sugan Soomaaliya ee AMISOM  in ay si joogta ah u fuliyaan howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab, islamarkaana ay la shaqeeyaan Ciidamada Qaranka Soomaaliya ee Al-Shabaab dagaalka kula jira. Waxaa uu sheegay in Ciidamada dowladda kaligood ay Shabaab...