Scroll to Top

reegaay.com

Just another WordPress site

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Inta udhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Daarta Sey Piano ee Magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa ku qarxay Goob gaadiidka ay ku baaraan Ciidanka Nabad Sugida Somaliya, Qaraxa ka hor waxaa la maqlay rasaas ay isweydaarsanayeen Ciidankii ilaalada ku sugnaa iyo ragii watay...

Qaar ka mid ah wariyasha   magaalada  baladweyne ayaa warbaahinta u sheegay  saraakiil  ka tirsan nabad sugida   ay u hanjabeen ka dib markii   wariyasha   lagu amray  in aysan   diri Karin   mooshinka  looga soo  horjeedo maxamed  cabdi waare    kaas  oo  ka socdo  magaalada  baladweyne. Wariyasha   magaalada ayaa warbaahinta waxay u sheegn...

lafaguray Galaangalka ay Imaaraadka iyo Qatar ku yeesheen Arrimaha Siyaasadda, Ganacsiga iyo Milliteriga ee Mandiqadda Bariga Afrika. Wargeyska Forbes oo ka soo baxa Maraykanka waxa uu Qormadiisa ku xusay in markii ugu horreysay ay Geeska Afrika, gaar ahaan dalka Somalia noqonayso Garoon ay Dowladaha Qatar iyo Imaaraadka ee Hodanka ah ku tijaabiyaan Cududooda Dhaqaale...

Dagaalkii shalay ilaa xalay ka socday xaafado ka mid ah degmada deyniile ayaa sababay Barakaca boqolaal shacab oo ku noola aagga uu dagaalka ka socdo iyo meelo ku dhaw dhaw sida ay noo sheegeen dadkii barakacay. “xalay oo dhan ma seexan, dagaal ayaa korkeyna ku socday waxaana markii dambe ka huleelnay guryaheyna sababtoo ah xaafadaha halkaas ku yaalo oo dhan waa jiingado...

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay maamulkiisa iyo halka uu hiigsanayo. Guddoomiyaha ayaa marka hore ka warbixiyey xaaladaha amniga, horumarka la sameeyey iyo caqabadaha jira. Sidoo kale waxuu ka hadlay...

Waxaa saakay markale xiran qeybo ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah oo soo maray qaar ka tirsan wadooyinkaasi. Shalay oo Khamiis aheyd iyo maalinkii ka horeysay oo Arbacao aheyd ayaa Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka waxa ay xireen wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyada oo Arabacadii...

Wargeyska The Observer ee kasoo baxa  ayaa qoray in gudoomiye ku xigeenka dalka Uganda ayaa u yeeray Wasiirka difaaca dalkaas si wax looga weydiiyo askartii dhawaan lagu dilay gobolka Sh/hoose. Wararku waxay sheegay in ku xigeenka afhayeenka baarlamaanka Uganda Jaakob Awlaanyah uu u yeeray wasiirka difaaca wadankaas Adolf Mwesige waxana wax laga weydiinaya tirada rasmiga...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland ee W/Galbeed ee Somalia, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Wakaalladda Wararka AP, wuxuuna rajo ka muujiyey Heshiiska ay Dowladda Imaaraadka Carabta Saldhigga Milliteri kaga dhisanayaan Dekedda Berbera ee kaabiga ku haysa Gacanka Baabul-mandab. Muuse Biixi waxa uu difaacay Heshiiskaasi, isagoo tilmaamay inay...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kulamana la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka ayaa waxa uu faah faahiyay Howlgalka ka socda Gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay in ay jiraan shaqsiyaad ku sugan Magaalada Muqdisho in ay dhaqaale ku bixinayaan sidii lugaha loo qaban lahaa Howlgalka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka  Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa ka hadlay dhacdadii shalay ee xarunta Golaha Shacabka, taasi oo sababtay inuu baaqdo kulankii Baarlamaanka. Wuxuu sheegay markii hore in balanka uu ahaa inaanay ciidan gelin gudaha xarunta Golaha Shacabka, balse ay galeen shalay xarunta Ciidan hubeysan oo aanan la ogeyn. Taliska Ciidanka Xoogga dalka...